Very Good Job
-
-
-
Waa in aan ka gudubnaa in ciidan naloo biilo
End of conversation
New conversation -
-
-
Insha allah isku filaansho waan gaari doonaa ee dadaalka inoo wada mudanayaal , Kana dheeraada qabyaalada, Oo noqda sidii rasuulka cws iyo Cumar binu khadhaab oo kale
farmajo iyo khayre
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Walaahi maraykan danteena mawadee MD RW ciidamadeena inagaa ku filnaan karna ee shisheeyaha faraha hakalabaxaan arimaha ciidamada waa ra'yigayga
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Gacan shisheeye inaa ka maarano Illaah hana garansiiyo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane mawaxaad ka xishonaysa in aad tirahdo musuq masuq jira owgiis ayaa lojaray lacata
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane guulayso runta ayaad sheegtaa markasta runtuna fanto maahan dadka qalbiga ka bukana Allaah ha caafiyo.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mushaarka ciidankeena waa inaan inagu bixinaa hadaan hahay shacabka soomaaliyeed was inaan ka tashanaa gacan shisheeye Mudane raisulwazare khayre Allaha KU xifdiyo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Shaqo fiican ayaad hysaan . Allah ha idin xafido . Dalkeenana illahy amnigiisi iyo horumarkiisi ha inoo soo celiyo . . Murayadii shcbka iyo dalkuba eeganayen ayaa tihiine hlkaaa kasii wada dadaalka . Illahyna ha idinla grap qabto . Thnkz
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waxaa jiira dawlado gacaan nagaa siiyaa Mushahar bixiinta cidamada, ama mushaharadka cidamada. Cawiiin waa carabi
#sonolaynafkeenahoyo -
Saan ma af kusoo nooleynee qoraalkisaba ku dhibaayo
End of conversation
New conversation -
-
-
waxaa jiraa nago jadka ka ganacsado oo diwaanka ciidanka ee
#Biometric ku jira oo mushaarka ciidankana u safto.. we know the person paid is the same person registered biometricaly but the question is do we know if h is really Somali SNA#Tharough verafication exercise needed.Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Pm hadhoo run shegayo amisom dalaka hakasaro cidamadatha somalia halasiyo misharki ey qathan lahayen
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Macna sameyn meyso Dalal naga caawiya ciidan 10 sano qiyaasti hadana aynaan awood u lahayn isku filnaasho, Waa inuu jiraa Hanaan isbadaleed!
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.