Waxa kabadan shaqalaha wasaaradaha ee an soo shaqo tegin mushaarna iska cuna iyagoo jooga dalka iyo dibadaba kuwas aya shaqo kaqabasha u baaha inti askari dhintay musharkisa agoonta laga goosto ama mid dalka u naafoobay bilka laga jarto.
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Hhhhhhhh beenta dhaaf markiii musuqa lagugu qabte e kaalmadiii la jarteeee ayad raptaaa inad dadka marin hababiso waaase cidiiiii ka dhageysaneyso
-
Anaga ka dhageysaneyno oo madax noo yahay haduu adiga mareykan ku maamul warka dhageyso iyaga
-
Diyaar waaye sister fikirkada wankugu ixtiraami so dhowoow
-
Sxb waadku mahadsanrahay sida fcn aad uxurmeysey gabadha soomaaliyeed
-
Way iga mudan tahay sxb alle haku sharfo adne
End of conversation
New conversation -
-
-
-
I dnt think he dnt have a definite answer for your question ? Too late to act



End of conversation
New conversation -
-
-
Waa wax fiican haddii dowladu qiratay in musuq ka jiro ciidanka mushaaradiisa ayna saxayso. Waxaa ceeb ah in aan qirano markii na la qabtay oo lacagtii nala ka goostay. Fadlan la dagaalanka musuqmaasuqa run ha naga noqoto. Maslaxada umadda ayaa ku jirto sidaas.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa midaa mid dhibka ugu badan ee Somalia
haystoThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Dadaalkaga sii labo jibaar mudane
-
mushaarkii ciidanka xasan kheerlaawe iyo farmaajo ayaa musq maasuq oo waa lacagtii ay maamul goboleedyada kuburburiyeen mareekanku markuu ogaaday in lamusuqmaasuqay oo aan ciidankii lasiin markee ogaadeen weegoostee kuwa madaxda iskusheegahaya markii laweediiyahan waxay dhaheen
End of conversation
New conversation -
-
-
waxaad ogaataa qaaar kamida ciidamadii qaranka Somaliyeed inaad Ethiopia udiibteen!!!!
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Kormeero yaal haloo sameeyo wasaarad kasto oo sir ah! Si musuqmaasuqa u yaraado
Ganaax adag oo xabsi iyo lacag ah halugu rido kii lacg qaadanaye oo shaqeyneen iyo kuwa u sahley
in uu lacag uu san shaqeesan qaato
Dheel ma aha shaqadaThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mareykanka ma waxa uu ka dhabeynayaa diidmadiisii bixitaanka AMISOM? Mareykanka kaalmada amni ee ku bixiyo Somaliya waxa uu siiyaa 95% AMISOMpic.twitter.com/5H3QbZfh2R
-
Hadii Ciidamada somaaliyeed la habeeyo 95% ka ayagaa heli lahaa
End of conversation
New conversation -
-
-
Waa wac lagu qoslo Qof dhintay inuu wali liiska ciidamada
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Nabad iyo nolol
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
mudane ra'isul wasiir waa runta,wana bogaadinayah dhaqdhaqa positive ah oka socda wasarda gashandhiga iyo habka wax lo diyarinayo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Conguratulations good job
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.