Waa in Dawladu ciidanka u muujisaa "Ultimate Sacrifice".
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Halaga war qabo ehelada askartii shaheday qasatan xilweyn hala iska saaro carurta ay ka tageen
- 1 more reply
New conversation -
-
-
War niman yahow dadkaan idinka madaxdinaye ALLE na haloo baryo in dadkan wax laynaya uu soo hanuuniyo ee ilma aderayaalow wadankan sharuucdisa adkeya oo dadkan wax uqabta
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Tacsi beel war tacsi miyaa maalin walbo lagu jiraa Qorshe La,imaada Dalka Lagu difaaco Maxaa maalin walba media-yaha lasoo fariiso tacsi
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Me from hargeisa wn ka xumey qaraxan jogtada ah walalahey heysta waanan u daqanaya walahi dhibkana wn laqabaa alle haw naxaristo intii dhimatay inta ku dhawacantayna alle haw naxariisto ehelkii ay kabaxen kuwa dhintey alle samir iyo iiman sadiqa ale hakasiiyo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Alla badanaa oo barako daranaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha allah
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane raysulwasaare aad ayaan ugu faraxsanahay kalimadda aad isticmaashay ee ah in ay askarteenu shuhadda yihiin hadii uu cadowgu la helo dhagartiisa foosha xun. Waa shahiidiin Allah na ha u naxariisto cadowgana halaga digtoonaado is dhigashada hala joojiyo.
#NabadiyoNololThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Hadii xarumihi police ka ugu weenay amnigeda saan yahay magaladana maxaan ka fili karnaa waxaa jwb u baahan ma ciidanka aqoon amniga lagu suga laheen mise madaxda aa ka sii jeedo hoolihi amniga
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Tacsida ha socoto shit

Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
war dowlada kaliged waxba maqabankarto ee shacab baa lobshanyahay shacabkana wali waa jifaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ale how naxariisto inta dhawacantayna ale hacaafiyo Balse dowladdu mahaan inay cidkasta aaminto waayo dadku wali xalaal mawada ahan mudane raysulwasare
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ummad hadii la halagayo madaxda ayaa laga halleyyaa. Dad aanan hoggan u qalmin ayaa hoggan looga dhigaa, TACSI,CABBAREEN,GUDDI,DABAGAL yaab illaahow hoggn daacad ah,
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Or, better yet, some answers on how a suicide vest wearing killer got into the camp in the first place. “Tacsi” is good but not enough. Accountability saves lives. So, who is responsible for the failure?
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
It is very painful. May their soul rest in Peace.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
AscaLkoxaaLtRaacaamiikaadhaafiibaasyo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Aamiin allaah u naxriisto
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Sidaas weye mudane waa in la daryeela cidkasta oo qaranka u waxyeelowdaa insha allah guul wacan soomaaliya ha guulaysato
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.