RW Mahadsanid waa soo dhoweynaynaa waxaase weli sugeynaa si ficil ah oo dhab ah in aad wax uga qabatid musuqa, adigoo kor ka soo bilaabaya.
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Musuqa xafiiskaga Kama sokeeyo ee iska bilow marka hore Wax in la sheegto wxa kaga kheyr badan intaad iska amusto waxqabadkaga uu muqdo lkn waqtigaan hadal kaliya, sheegasho wxn jirin un baad heysaan ee umada daacad haloo noqdo.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane RW ad ayad umahadsantahay shaqada ad inohesid wa mid an kuhormari dono insha allah alle hakula garab galo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Horta adi naftirka iskadhaaf musuqmasuqa kadib dowlad hakudaydhaan. Wadanka waxa dhulka lagalay waa adiga. Fadlan somalinimada iyo islaanimada hakamuqato.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Taymurlink waxa uu ahaa boqor waxa Lagu jebiyey dagalkii taytarka waxaa uu galey God waxa uu arkey quraanjo 10 jeer soo dhacdey markii 11aad fuushay waxay geliyey rahi aakhirkii waa guuleysetey
maowtastaan China asagaa bedeley 22jir ayuu ahaa jaamacad dhigta markuu fikirey.Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Actions speak louder than words. Do it.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Inta aadan dadka ufaanin , ilaahay baa kaaga dhow ee ka cabso isaga , shacabka hadaad been usheegtid isaga ayaadan been usheegi karin , in uu kaa sareeyo kuna abaalmarin doono ogow , agtiisa wxad dhiganaysid diyaarso markaa .
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Adinku iska bilaaba
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Guul xukumadeyna
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Mudane waxaad wadaa wanaag tariiqdana waa ku xusidoontaa meeshas ka sii wad mudane kheyre
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Guulayso Raysal Wasaare. Dadaalka iyo dulqaadka aad wadaan ayaa muhiim ah horumarka dhankasta hawlaha dawlad nimada lagu horumarinayo. Musuq maasuqa waxaa dawlada ka arki'og bulshada. Bulshada haloola tashado si joogta, waana in la abuuro qaab loo kashifo meelaha musuqu kasocdo.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha Allah, ducada iyo wax qabadba waxa laga raba shacabka iyo dowlada, Fulintuna wa alle xagii.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Musuq masuqa oo laga hortago waa gusha keliya ee inka dhiman
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane musuqmasuqa kaligaa Waxba kama qabankartid hadii adan tageero ka haysan kuwa Adiga kula shaqeeyo qaasan wasiirada iyo kuwa canshuraha qaado iyo Qof walbo oo xukumada ka Tirsan ilaahna garabkiina hagalo adinkana Allah hadinka kadhigo kuwii cadaalada u saxiib ah iyo wanaaga
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane xukuumada hadal iyo qoraalo waan ka aragnay lkn action baan ubaahanahay. Musuq maasuqu iyo xasiloonu daradu wey is wadataah, wadanka qabiilka halaga saaro oo qaran halaga dhigo, waa iga talo. Dhalinta chance hala siiyo si loola dagalo nabad diidka
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waxa laharey Somaliya waa musuq iyo qabiil, meeshu dhacdhac maleedahay ama yuuyahay inta laga gudbayana wax hagaagi mayan. Gulayso idin Alle
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.