-
-
-
ASW? Yeey tahay miyaysan galmudug ahayn? Walal
End of conversation
New conversation -
-
-
Waa talaabo guul ah oo horay dawladu u qaday lkn mudane waxa jira arin caalami ah oo damqeysa umada islamka taso ah aqonsashada qudus ee turam u aqonsaday magala madaxda israil mahadsanis
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Heshiiska dhexdeenaa wuxuu ka dhigan yahay in Nolol, Nabad waarta wadata lagu wada noolaado # Nolol iyo Nabad
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Guul mudane waxa tihin aabasha somia horay usocid
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Inshalah mudane sharaf ku noolow
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Guulayso mudane raisul wasaare
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mahadsanid aabe
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
mansha aliha guul iyo nabad
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mundane xassan Cali khayre dalaalka ilahey hakuu fududeeyo ilaahow Ku dhoor
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Hambalyo waa guul usoo hoyatay umadda soomaaliyeed waxeyna kamid tahay dib uheshiisiinta
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
dhulkeena nabad allaha nooga dhigo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waan soidhaweyneynaa waxkasto oo umadda soomaaliyeed ey kuheshineyso. Lkn sida muqata shekh shakir arintiisa weykaweyntahay sida wax lodamacsanyahqy wax xun afka umarona lkn an sugno malintey soo ifbaxan,
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@SomaliPM 1 wadan oo gobol walba dowlad ay leedahay aduunka maka jirtaa? Gobol walba hadii uu dowlad ayaan ahay u dhahay Somalia guud ahaan nabad iyo horumar magaari kartaa?Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
mudane adigoo mahadsan lacagtaan ay dowladdaadu heshay waa inay noqotaa mid lagu diso (public sectorka) si dalku u yeesho wx dhaxalgal ah . mahadsanid Rswasaare.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ilaahay quluubta somalida ha is waafijiyo. Guul baa sidaa Khayre guulayso, Horumar baad Wadaa khayre Horay usoco, Danta dadka iyo Dalka baad wadaa khayre Dulqaad yeelo illahay haku xifsiyo.
#Guul_SomaliaThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
qadiyaaad falastiin mad ka amusty mise mareykan ayad ka baqaysaaaaaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Maashaa Salaan mudane raydal wasaare garaabkaaga alle hagalo masuul salan sharaf iga gudoon
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Guul iyo gobonimo ayaan leyahay sida eey u so afjaaren khilaafki u dheexeyay madaxda gobolada dheexa intaa dhimaan ku deeyaasho wanagsan Insha allah
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks your excellence for this breakthrough
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.