Intaad qabatay iyo intaad qaban doonto alla ha kula garab galo. Waxaad nasiib daro madax u tahay ummad Qabiilku dilooday oo Qabyaalada wax waliba kala weyn tahay. Aloow sahal amuuraha ummad waalan baan xanaanee lagu yiri.
-
-
-
Nothing is more appreciatitive than this PM. He is doing his utmost priority to rebrand our shattered name and make Somalia a country to be reckoned with. Unfortunately no one ever appreciated his selfless contribution but he should bear in mind soon he will prevail.
-
Qanni waa ilaaheey Baryadiisa oo qura waa inaad ku qanacdaa. Qorshe sugan lahaataa Quudkaad cunaysiyo Qadadaada tacabtaa Qarrankana difaacda. Source. Abw. Yusuf Adan Alaale (aun)
End of conversation
New conversation -
-
-
Shaqo wanagsan baad qabateen alaha idinla garab galo, waxba ha dhageysanina cayayaanka horumarka noo diidan
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane Ra'isul wasaare Hassan Ali Khayre waxaan ognahay Dowlada Soomaaliya Waa Federaal marka 5000 qof ee aad shaqaalayseen waa ka imisa shaqaalahaas Bulshada Soomaaliland ee ku Nool Gobolka Benaadir, Waxaan ogayn inagoo naloo diidan yahay shaqada dowlada.pic.twitter.com/cIpweZF8Ga
-
Dadka Somaliland waxey shaqa ku leeyihiin dowladooda oo iskeeda isku magacaawday
-
WALAAL SOOMAALILAND WAXAY KA MID TAHAY SOOMAALIYA, SIYAASIYIINTA DADKA SOOMAALIYEED KALA DILAYO HA DHAGAYSAN , BULSHADA SOOMAALILAND WAA SOOMAALI, DOWLADA SOOMAALIYA AYAYNA XAQUUQDII MUWAADINNIMO KU LEEYIHIIN. MAHADSANID
-
Tweet unavailable
-
walaal waa maxay beenta waxa aynu ku dhisnay
-
Tweet unavailable
-
waa sax, balse tani maahan mid aynu Soomaaliland aynu wax ugu gaysanayno balse waa tijaabadii ugu dambaysay ee aynu tusayno beesha caalamka inaysan koonfur aysan ogolayn awood qaybsi 1960, taasina macnaheedu waa inaysan beesha caalamka aysan ka dhaadhicin in soomaaliland diidnayn
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Ciidankii ayaa mushaar la' markaa ayaad na leedahay 5000 qof ayaa lacag la siiyaa.....Marka hore ciidanka $200 meel saar.
#NaxdinIyoNabarThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Great achievement Prime Minister. Keep up with the good work
- 1 more reply
New conversation -
-
-
He makes False & Misleading Claims # of employed by gov. entirely fabricated by unreliable or dubious numbers.
#Somalia#Mogadishu -
Can you please give examples of false and misleading information he gives
-
Everything he says is false and misleading information. 5000 employments is Good example.
-
I can count around 5000 or more jobs that been created in last year and he can claim the credit for it
End of conversation
New conversation -
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.