Mudane R/Waxaase Kacdoonka doonka nabada iyo xasiloonida dalka waxyaalaha hortagaan waxaa kow ka ah QAADKA .
-
-
-
Runtaad sheegtay awale qaadka waaa caqabada koobaad
End of conversation
New conversation -
-
-
Misions mst hav vision, pltform, stratgy, etc folwd wit action. We R ppl who R alive Bcoz f hope &patience, Mdne UR about 2kill our patience
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa sax mudane Aduunka 70% waa dhalin yaro waxa waxbadali kara waa dhalin yaro iskaashatay Su aashu waxee tahay sidee looga gudbi karaa dhibaatada heesata shacabka soomaaliyeed ? Waa anagoo iskaa shana kana hortagna dadka faafiya waxyaabaha qaldan iyo dadka nabadiidka ah mudane
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mr. Prime Minister, we the youth need action. We are ready. Lead us with clear and effectual policies. Start acting. Provide the platform. Facilitate the move. Let's go! Thank you.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ciyaalkan qurbaha ka yimid ee mentality rer galbeed Ku qufulanthy waxey rbn maro gaduudan, heeso iyo hashatag
#KacdoonkaNabadda ku dagaal tagaan.... Mudane meshana wxa kaso haray hadal iyo afmiishaarnimo an waxqabad Ku jirin. Sidaan sax ma'aha misaajidka ciyaarta ka daaya.. -
Cabdiraxmaanow, waa runtaa oo waa dhibaato kale

-
Mahadsanid walaal

End of conversation
New conversation -
-
-
Mudane geesinimo Afka Laga dhawajiyo waxay fulay ka dhigta madaxda aan cadalada kalmaysan ! ma rajaynayno 1 talaabo oo aad hore u qadi rabtan oo nagu keenta boqol talaabo oo dib lo noqdo. "Haday waarayso kiwi hora ku waari laha"
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Nabad iyo nolol
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Madaxdii iyo mutacali miintii uu laayay baa amal marin looga dhigay baan uqadanay waayo ninkii madax jabiska u sareyay dad badan oo waxgal ahaa muu muqdisho ku dilay raga jagada siiyay hada baana soo dirsaday awal baa ladhihi karaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
U are great man keep ur head up always u will make Somalia great again. Long life somalia long life PM
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Dhalinyarrada waxaa la rabaa in isu dhaf laga dhigo oo deg moyingka oo dhan laga soo xulo lama rabo in kuwa dowladda u shaqeeyo iyo sxbadood kaliya ey meel walbo ka muuqdaan MHD.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Taas waa waa jib ina saaran mudane raysalwasaare
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Kaar Caafimad mahaystaan dhalinteeda qarax waa ka batay muqdisho maxaa loo ku yeeray dhalinteeda maanta mudane RW
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Dawlad diidka Soomaaliyeed waqtigooda, hanti iyo naf waxay ku bixiyaan inay shacabkeena iyo dawladeena dumiyaan, halka Dawlada ay waqtigeeda ku dhumiso shirar maalaayacni ah oo maamul gobaleedyada & DFS ah seminars Xalane lagu qabto, tababaro dibadaha lo ado
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Asc mudane wa sax in dhalinyarada u istagan dalka lakin mudane waxa ey u bahan yahiin qof ey ku deydan iyo tusale qof u noqda wanagana tusa inta badana wax ey arkan xuman waa in la tusa in wadanka uu sugayo dhalinta somaliyed
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.