Waa kulan Barako badan wato Culumadu waa dhaxalka Ambiyadu In talo lala wadaago oo xiriir wanaagsan ay Dowladda la yeeleto waa wax Qurux badan.... Sidoo Kale in bulshada ay Culumada ka wacyi galiso falkan guracan ee Alshabaab waa muhiim.!!!
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane waxan jeclaanlahaa inan kula kulmo I. A coz am refugee ten years
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
كم عدد المتعلمين للغة اجنبية من شعب
#الصومال المسلم يمكنهم قراءة قرارات حكومة تحكمهم بحروف لاتينية ؟ هل السبب تغييب الشعب عن ما يفعله حكامهم الاغراب ؟ -
هذه اللغة الصومالية ليست لاتينيه
End of conversation
New conversation -
-
-
Haa Sax culimada
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Jini Nin Keenay Baa Saara. Nimankaaan culimada ah Ayagaa Argagixisada Nooo Keenay it was proxy war imported by Gulfs via Those clerics to dehumanise Somali ppl and its will Marka Hada Mashaqadii Ay Nagu Fureen Hanala Soo Afjareeen. Fadlan
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha'Allah abosuletly very true Mudane.

Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
waan kugu taageerynaa mudne khayre
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waaan soo dhaweynayaa kulanka culumada soomaliyeed one love all of you
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Umal sow taa dowladihii hore gaaleysiiyay oo Jihaad bey Shabaab ka ku jiraan lahaa? Maantane waa ay isbedashay miyaane Umalow?!!
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Wahaabiyo Kuu Xorrayn Mayso Dal Laakiin Qarax Ayay Kuu Dhigayaan Kuwan Aad Culimo Moodayso Waa Aabayaashii Al Shabaab
-
Xaqiqada inta an indha ka heysanno halkena ayan jogena, dadkani wa kuwa ay ku abtirsadan shabab waana isku mid.
End of conversation
New conversation -
-
-
War kuwani waxba haku daalin, iyaga aya dhibatada u keenay dalka iyo dadka, inta ad latashanayso wax wanag ah ka filimeyno
@SomaliPMThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Wa mihiim in lala tashado culimada dalka wayo wa waxgarda diin inwax laga waysiyona lagama fursanayo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Inta aad culimada utaqaan kuwii shabaab baray laynta umada iyo cayda nabigeena SCW wax guul ah gaarimaysid ilaahna hakaa qabto umadda
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
mashalaah

Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Aad ban usoo dhaweybeybaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Saxix
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mnsha allah Culimadu Haldoorka Bulshada Soomalia-eed Waa inaan ku dayanaa Si Jid mustqiim ah aan u helo xagg Rabbi ah
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane waa run culimada doorkodi waa maqanyhy lkn kuwii dhibkaan abuuray waxey ahaayen culimada qaar weliba kuwa sawiradoda soo qadatay ayaga ayaa
#fikirkan fafiyayThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.