reysal wasaare shaqooyinka iyaga iska imanaya ee dhalinta haloo diyaarsho hana la hago sidii ay dalkooda cadowga uga cirib tiri lahaayeen
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ma allh sax waaye
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Taageere ayaan kuu ahay mud:somalipm alle hakugu asturo xilka wayn ee aad qaaday
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Guuleyso
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane Horta ilahy ha ku barakeeyo Hadaanu nahay youth K MAANTA waxaaa no muuqata yadadiilo wacan selkn waaxaad ogaataa inta Nin 75jir ah lagu maamusayo inuuu in amarkisa LA maqlo xafiis dawladeena sii fadhiyo inayssan wadankan argagaxiso ka dhamanayn Wanna Balan taas
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane shaqalaanto waa mida usahashay shabaab inay fursad helaan
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
28 million ee world bank ay Ku fund-gareyneysaa mashruucaan lkn lama shegin si calan ah mesha proposalska lagu so hagaajin dono malaha 4.5ki iyo Stateska kala qaatey. Dowladu mxy Ku darsatey aan ka aheyn xulista shaqsiyaadka. Waxqabad la imaw raysulwazaare copyright-kana dhowr.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Aniga shaqo iisheeg bal reisal wasaare waxan jooga koofur africa waana soolaabaanahe
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mdne, xage ka abure; Xamar?gollahaaga wasirada e moryanta ku so xulen o weliba hostage uah crimnal cartel shahaddoynka bugta wto ma aburayo?
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
wanka xumahay rajaxumada dhanka amniga ah ee ka jirta mogadishu ma aaminsani in lasugi wayey amniga somalia marka eegto inta ciidan ee jogta somalia waxay u baahan tahay gacan daacad ah oo gacanqabata maxda somalia waxan leyahay ilahay ka baqa dalka sidan u dhama
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mashallaaah mr khyre allaha ku barakeeeyo .
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Wwwwwwww
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
dhalinyarada waa hormarka dalka waan shaqo abuur loo suubiyaa
@SomaliPM si tahriibka loo yareeyo waana kugu amaanayaa shaqada wacan aad bulshadaada uheysoThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waxaan hubaa in Dhalinyaro Tahriibto la weyn laha hadii shaqo abuuris dhab ah loo sameyn lahaa dhalinyarada Soomaaliyeed, Waxeynu nahay Dhalinyaro fir fircoon oo dunnida meelaha aynu tagno weynu ka muuqanaa inaga oonan aqoon weynlaheyn waxan ubaahanahay Shaqo abuuris dhab ah
#SOMThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Wa mahadsana tahay raisul wasaare laakiin shaqada yeeysan ahaan mid afka ah ee sida ugy macquulsan haloo dhaqan giliyo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa arin fiican sidookale amaanka ayey wax katareysa shinka somaliga so samee cashuuraha midee.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waasax fikir kaasi
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.