Maamadi wiilkeeda pizza house ku dhawacmay meel fiican ayaa ugu soo baxday ducadeyda alle haku aqbalo raisul wasaare 

-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane waxaan kaa codsanayaa inaan noo imaato, Waxaan nahay ardayda soomaaliyeed ee wax ka barata magaalada BURSA ee dalka TÜRKİYE.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Allaah ha caafiyo umadaas waxaana kaaga mahadcelinayaa Caawinti aad caawisay hooyadii wiilkeedu Pizza house ku dhaawacmay guuleeyso mudane
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Runtii waan la ilmeyey maamadi murugada aad ka fujisay mudane taariiqda ku xusi doonto qof naxariis badan ayaa tahay
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Allah noocafiyo dadkeena oo gacan ka xaq daran dishey lakiin waa inaa arsanaa oo markale saas nalogin oo nidaam laimanaa oo cad deg deg weli
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Raysal wasaare khayre malaha hogaanka wadanka ugu sareeeya buu mudnaan lahaa usago PM ah ragbee waxan sugnaaba waa adoo madaxweyne ah
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
allaha cafiyo inta dhawaca ah ..amiin
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha Allah
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha allah howsha ad dadka iyo dalka u haysid allaha kula garab galo mudane
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waad ku mahad santahay Mudane booqashadaada naxariista leh!!. Dadkaagu waaku jecelyihiin ee ku dadaal daryeelkooda.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane kheyre taariqda ku xusi doonto in sha allah
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
May alah give them shifaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mnsha allah Ameen mudane RW
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane Raisal wasaare Allah kula garab galo masuuliyada aad heeyso
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Allaha Ku dhowro, Mudane Raisul wazaare.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ala ha cafiyee
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.