Hadal badan haab ma buuxsho. Almost a year in the office and we are going backwards
-
-
-
Duqow.ma aragtay raisal wasaarahan askariga isu badalay,dagaalka uu maanta qaadayo muxuu qaraxa ka hor u qaadi waayay
-
Waxaad u malaysaa film hindi inuu atoore ka yahay camal. Now dagaal too little too late fir the victims. Dadkii la laayay dagaal muxu u tara
-
Waxba,ilaahbaa gar gaarka bixiya.waa inuu u gar gaaraa kuwa nool,iskuulada,cisbitaalada,habeeyaa,shicibka,shaqo u sameeyaa,
End of conversation
New conversation -
-
-
Ummaddani waxa ay idinka sugaysaa wax qabad dhab. Idinkuna dariiqa saaxiibadiinnii hore ayaad ku socotaan. Ka leexda waa iga talo.
-
waa talo dhaxal gal ah ebow
-
Ilaahay haku sharfo. Mahadsanid Sharmaarke.
End of conversation
New conversation -
-
-
Dagaal Iyo Nabad Isku Wada Aqligane Ha Shaqeyo
#DhibaneQurbahaKuMaqanInteyAlshababWadankaJoogeen -
ALLE haku sharafo talo dhaxal gal ah aya sheegtey
-
Abaayo Nin Dhimasho Rabo Dagaal Wax laguma Qaadi Karo atleast Waa Weyne Hala Cuno Inte Kale Aqli ha lagu So Celiyo
End of conversation
New conversation -
-
-
Dalabka in dhiig la daadiyo xal ma ahaa in shacabka qoro qaado la dhaho.Waa burburki dawladda!
-
Dowladda waa in sifiican u darastaa qoloyinka dhibaateeynaayo ammanka shacabka ha ahaato
@amisomsomalia, external players&cadowga deriska ah
End of conversation
New conversation -
-
-
Inshallah waanu ka guuleysan doonaa dhowaan kooxaha diidan nabada iyo horumarka, Soomaaliyana waxay cagta saartay tubtii Nabada & Nolosha!
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mundane RW tani waxay tusaale xaqiiq ah u tahay in an nahay shacab ogol hogaan iyo in la helo nidaam dadka ay ku nabad galaan somalia Ha-not
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ku dhis&iskuulada,tuute askari ood xirataa qof kale kaa dhigimaayo
-
Hadii lagu canaanto.maaha in lagaasoo hor jeedo ama lagu neceb yahay.amaan wax ku tarimaayso.shaqo wacan
End of conversation
New conversation -
-
-
Dagaalka maadaa galaya .mise hooyooyin .kale ayaad .gablan la daba socotaa.suudh kaagii aawey.lacagta aad wadanka ka dhacaysaan.cisbitaalada
-
Hada imisa hooyoyin gablan ah' oo yaa kadhigay? Sxp qofkii soo xaro ayaa dalka iska leh hala galo cadowga e geedaha haku warwareeginee fuley
End of conversation
New conversation -
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.