Markii ugu horaysay ay Somalia yeelato saaxiib garab galo. Somalia iyo Turkia waa walaalo is jecel.pic.twitter.com/QEm88EqrLt
You can add location information to your Tweets, such as your city or precise location, from the web and via third-party applications. You always have the option to delete your Tweet location history. Learn more
Markii ugu horaysay ay Somalia yeelato saaxiib garab galo. Somalia iyo Turkia waa walaalo is jecel.pic.twitter.com/QEm88EqrLt
Dhalinyarada Soomaaliyeed shaqo ma haystaan, sidaas darteed waxaa laga heli karaa in ka badan malyan oo diyaar u ah in aay ciidan qoroto, horay baan u soconeenaa In Sha Allaah
Guuleyso raisul wasaare 





Allahayow dalkeena Nabad waarta nooga dhig. #amiin
Mashallah hope more than these inshaallah and well done our PM we love you 
Hor mar iyo hogaaan hufan Nabd & nolol
@SomaliPM
kkk Hormarka Waxaa ka horeeya hala helo cadaalad iyo sinaan iyo dad ka madhan musuqmaasuq
Inshaa Allah waan rajaynaynaa Inaan aragno ciidan somaliyed oo xoogleh
Guul iyo gubanimo dhaamn umada somalia
Hambalyo
Allow wadankena ka dhig wadanka ugu amniga badan dunida
Aad iyo aad manta waxaa no muqda wadadii horu marka aan hiigsaneynay illahow no hagaaji
Mudane hallafiiriyo dadka waligod aan siyaasadda kaqeebgalin waa dad aan aqoonin daldumis qabyaalad waxaa kaliya okamaqan wadananimo guuuul
Haddii aan dalka maanta difaaco arma berri Ethiopia la ii dhiibaa?
masha allah
guuuuul soomaliya Mar walba soomaaliya hanoolaato
@SomaliPM illahey haku guuleyo

Haloo sheego hana arkaan dadka raba in waxaan dhan ay noqdaan #Riyo waa #Nabad_iyo_Nolol
Qaran aan ciidan tayo laheen oo aan ka difaaci Karin cadawga gudaha iyo dibedda qarankaas xor ma aho. Tubti toosnaa ayaan cagta saarne
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.