Dhiragalintada aya dhalintu markasta qaataan wana kufaraxsanay Dalkeena .pic.twitter.com/qDPx1l0tGH
You can add location information to your Tweets, such as your city or precise location, from the web and via third-party applications. You always have the option to delete your Tweet location history. Learn more
Dhiragalintada aya dhalintu markasta qaataan wana kufaraxsanay Dalkeena .pic.twitter.com/qDPx1l0tGH
Nabad
iyo
nolol
bey kudambeyn somaaliweyn insha allaah ilaahoow cadawga naga qabo qabka nalamaagan 






Madaxda dalalka shisheye ee lakulantay wali ma arkay wax muwadin dadkisa kamid ah ibsaday bal nosheg mundane rw
No question your leadership heading towards right direction. Keep up the good work, ur excellence!
Waa sida ay Kula tahay adiga Khayrow
Nabad iyo nolol
Very good job done Mr PM
Masha"Allah, mudane Ra'isulwasaare waxaa tahay halyey qaran ha u joojinin Dal dumis iyo dadka dowlad la'aanta dan mooday #Nabad&nolol
Wlhi viva somalia
Guul PM kheyre inshallah
Nabad iyo nolol
Mudane aad ayaad ugu mahadsan tahay howsha aad noo hayso Allaha kula garab galo NABAD IYO NOLOL
Waa talaabo wanaagsan.
Marka hore waa in aan fahamno in dawladaha dunida aysan lacag inaka qabin.Tan 2aad dadka Somalia nonol ha samatsteen tuugsigana ha la jojiyo
Khaa inul wadan dadab dhilif Ethiopian ah wax aan ahayn kuuma aragno anagu hadaan shacaykii Somaliyeed nahay!!!
Guul mudane Nabad iyo nolol
MaashAllah, Ilaahay haynala qabto.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.