Somalida aad ciida ugu hambalyeyneyso waa kuwee? C/Karin Shiikh Muuse ma ka mid baa?pic.twitter.com/l9ehg2QM8Z
You can add location information to your Tweets, such as your city or precise location, from the web and via third-party applications. You always have the option to delete your Tweet location history. Learn more
Somalida aad ciida ugu hambalyeyneyso waa kuwee? C/Karin Shiikh Muuse ma ka mid baa?pic.twitter.com/l9ehg2QM8Z
Qalbi dhagax jeel baa geyseen farxadna waa ka sheekaynsysaa inan gumeed baa tahay.
Qalbi dhagax meel kusheeg kadib isalaan
Xata Somalida ad ibiseen?pic.twitter.com/GuCyQmRLKx
ciida wanaagsan mudane adiga iyo shacabka somaliyed.mudane ciideenu ma ahn midfarxad leh maant madmadowg jira waa inlayskula xisaabtamaa
Aaway qalbi dhagax askari somaliyeed oo waliba dhiigisa uhuray wadanka aad hada masulka katahay mawuxuu mudnaa in cadowgii loogacan galiyo
Eid mubaarak mudane lkn xukumadada wexey ku xadgudubtay Qodobka 19aadpic.twitter.com/YdJmDwiPhS
Walalkii loo xiiryow adna soo qooso waxaa iimuqata in wacyigiina siyaasiga ah uusan fogeen. Ogaada in taarikhda qori doontopic.twitter.com/ywdF033tM9
Ummaddaa aad hambalyada u dirayso ma ku jiraa ninkii Soomaalyeed ee aad Xabashidda u gacan geliseen & caruurtiisa aad agoomayseen? #ONLF
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.