Gobonimada wada jira Geesaha kawada jira Guul aynu gaadhnee Gobanimada wada jira Gacmaha isasaaroo Goonyaha kawada jira Guul aynu gaadhne
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Wan qiraya inad Howl wacan qabateyn balse waxan filayaa iney hal Malin oo nadafad ku filneyn magaaladaan.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mashalah waa run nadafada waa qurux da dalka iyo sharafta dowlada waan kugu daya neena wanag walibo
#NabadIyoNololThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane waa sax nadaafada waan inaa anaga biloownaa. Lakiin waxaa iila fiican in shaqaalo gooni ah loo sameeyo, si nadiif joogto ah loohelo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha allah mudane RW dalkasta dadkiisa ayaa quruxsada
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa war xaqiiq ah ee horay haloosocdo si dadka oo dhan uga qeybqatan.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
We need to think beyond cleaning the streets, that is very shortsighted. Act and ban plastics & things that destroy the environment.
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Mudane ma waxaa u farax santahy si kal iyo laab ah ma ogtahay shalay wixi dhacay miyadan xasuusan wxaan rabna cadaalad iyo xaqsoorid dhab ah
- 1 more reply
New conversation -
-
-
allaha ku xafido waxaad dalkaga iyo Dadkaaga u qabatayna allaha kaa ajar siiyo Mudane
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa sax Waxaana loo baahanyahay inan fadhiga kacno
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Maash aalah aadban uku faraxnay shaqada madaxdena shaqo hol kar leh
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa shaqo iyo ficil wanagsan oo mudan soo dhaweyn ballaaran
#NabadIyoNolol#Guul iyo#horumar!Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waad saxantahay Rw, meelkasta oo qurux badan dadkii lahaa baa ka shaqeystey.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Sax macalin waxan jecladay inan kugu waco maclin mr pm
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Guul lakiin meelo muhiim ah ayaa jiro inaa lagabilabo marka hore
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Wa runta M Ra'isulware cid wax ino qabaneyso malahan anaga hadii aan isku tashanin Lkn Somalida qaar Waxay uheystan in adunka wax uqabanayo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks mr pm;sanitation is very important for people, and the environment this will definitely deliver good looking with green hygiene
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa arin farxad leh soomaaliyey aan ukacno dalkeeni dal aan aheyn yaanan ku daalinee aan dhaxda uxirano dalkeeni hooyo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.