Runti anigoo 9 bilood jira ayaa abahey la iga xirey marka waxn nasib u lahaan lahaa inan ku arko aabahy oo aan 20 sano arkin Alla mahadleh
-
-
-
Sorry inan maqlo walal xaguse ku xiran yahay maxase lo xiray? Sorry inan ku waydiyo
-
Walaal arintaan faahfaahi ha waa intaasoo ilaahay fududeeyo.
-
Mahadsanid wlal sare
End of conversation
New conversation -
-
-
Waxan rajaynayaa inadan sugayn "Thanks"Waajib kusaarnaa ayaad gudatay. PM isn't about stealing UR people's wealth rather's about serving
-
Qofka waajibka saaran loogama mahad celiyo Lkn inuu ka sii badayo dadaalka ayaa loogu mahadceliya magaratay Wllkay
-
Najax in dadku 5 salaadood yidhaahaan ha nalooga mahad celiyo maaha.Being a prime minister isn't something he's earned but a responsibility
End of conversation
New conversation -
-
-
Mahad sanid kun iyo kow jer walahi mudana qab aan ku gu mahdiyo ma aqaan Allah ku hiiliyo Saad ugu hiilisay
#NabadIyoNololThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
""Dadku dowladey rabaane daa'inkeen hana daryeelo''' mahadsanid mudane PM hogaamiye ku daysho mudan jazaakallaahu khayran
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Khayre waa aabaha dalka soomaaliye guul aya ku rajeenayaa sida aan wada aragno waxaa na tustay awoodada shaqo iyo hogaankaga wanaagsan
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Maxaa kuugu mahad celinaa mudane

Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Manshaa Allah waa guul lataaban karo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane PM asc runtii aadban ugu farxay soo deysta mahabista somalida ethiopia laga soo daayey fadlan magcayada dhameystiran noso gudbiso
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Farxad Ku soo dhowaada dalkiina hooyo. Difaaca dalkiina iyo dadkiina hooyo. Somaliya ha noolaato!
#NabadIyoNololThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
مُتحِدين نقِف..مُتفرقِين نسقُط

united we stand .. divided we fallThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ilaahi ba mahad iskale. Warkan waa arin aad iyo aad lagu farxo.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Jaalle Kheyre magacaaga kheyr baa ku jire kheyr allaha noiga ka dhigo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mahadsanid mudane
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
mudane reysulwasaare waad ku amananthy sida wanaagsan we had gooraalle aad diyaar ka ugu thy in aad qofkaste oo muwaadin s omaliy
-
Qofkaste oo muwaadin somaliyed ah aad raadisaan xaquuqdiisa iyo madax banaanidiisa taariiqdu weyidin xusidoodaa madaxda qarankoow guul guul
End of conversation
New conversation -
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.