#AMISOM must go regardless of#Alshabab's strength.We shouldn't accept neocolonialism 4 fear of our own!
-
New conversation
-
-
-
Dad badan oo masaakiin ah ayaa xafiiskaga hoostiis ku nool. Waxaan kaa codsanaya anigoo og Waddaniyada in aad ku marti qaado xafiiskaga.
-
Doqon su',aalo badan oo u bahan in sanad looga jawabo ayuu ku weydiiyaa less than two minutes ,asagon garan dulucda xigmada!
-
Eey duur galaa timo guf ihi wey ka go'ayaan. Dabeecaduse kama guurto iyo goonjabkuu qabay.
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Rw waanku salaamay Xasanoo lahubaa xilkii hantiyoo bulshadii hambalyeey dhamaan hawirtee kheyroow nahagoo hagaaji dalkaan


Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane RW cadaalada ayaan ka dhimanay 20 kii sano ee udambeysay umadan waxay ubahan tahay qof tusa nolosha waxa ey tahay
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waxbarashada iyo Caafimaadka lacag la,aanta ah waa inaad ku da,daashaan Sidii loo soo celin lahaa
#FreeEducationAndHealth#SomaliaThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Asc@OurPM; si parlamanku u dareemo iney shacabka matalan wa iney ku labtan melihii laga so dortey ! Markii ay shaqo leyihina u imadan shaqo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
asc mudane shacabku waxey u bahan yiihin nabad iyo waxa qabad iyo holakarnimo iyo qalbi dacad ah o fikir salim ah waxa kale
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masuul waad dedaalaysaa ilaahay haku garab galo halna ogow hadii wax kasta oo aad qabanayso aad u qabato daacadnimo Guul baan rajaynaynaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa soo jeedin wanaagsan inla dhagaysto talooyinka waxku oolka ummadeena xigmadan qiimaha Leh"waxaad jeceshahay walaakaana la jeclow" !
-
Xumaantoo la yeero waxaan qabaa in ummadeena wax walba ka xoroobi, waana nasiib daro ummad aan sinaba ku qaybsamayn inay isqaybiso !
End of conversation
New conversation -
-
-
1-tallada 1d waa in la helaa fursad AMA xafiis ey shacabku ku volunteer gareyn karaan, ileen waxaa jira dad badan oo anan (connection ) heys
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Asc mudane salan kadib "waligay ma arkin dowlad mana kuriyon inan lakulmi karo la xisabtami karo lana wadagi karo taladayda" Allaha kushrfo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
msha'alh wa arin wangsan gulayso sad umadada ugu hagar baxayso
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.