Jawaabtu waa hogaan xumo
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Government should invest places like Goobwayn, we have beautiful country but lack of security and endless civil war ruined it
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Aabahey ayaa kudhashay halkas. Dadkii beeraleyda ahaa waa bara kaceyn. Qaar ka mid ah dad kaas ayaa halkan New York ceer ku qaato. Peace
-
Waxaa kasidaran wayba kuqanacsanyihiin ceyrtaas yar
-
Maya kuma qanacsano ceryta intooda badan. fool xuma ayey u arkan. Halkanna fursado kuma heystan waayo qofka asgoo 40yrs ayaa halkan lakenay.
End of conversation
New conversation -
-
-
You Begin asking the right questions, and next step is bringing the experts and fund Somali Universities to study more in agriculture
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Because last 27 years they experience death distraction and displacement they haven't seen proper government that's why they suffer
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waxaa gooba noocasi ah oo kale lagaa sameeyn kara biyo xidheeno laga dhaliyo tamarta marka si fiican ha looga fikiir mashariic horumarineed
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
H.E ruuntii waa su aal aad u fiican oo u bahaan in lays weeydiiyo.Jawaabtu waxaa ay ilaa tahay ilahaay soomaali hagaransiiyo khayraddka dalk
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane waxaad tahay kaan sugaynaye allah hanoo kaa daayo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane, nabad ayaa nolol abuurta, nabaddana waxaa gaara dad heshiis ah, dadkana waxaa heshiisiiya madaxdooda. HoggaankaaGabay MaDhihiKarnaa
-
Sax. Balse waxaa loo Bahamas inta uusan PM si Guud u hadlin, dadkani wada deggan jubbooyinka ma heshiis-baa ? Miyeyse macquul tahy hadalku
-
Inuu dad ka sii kala kaxeynayo. Waa maxay inuu PM waxyaabaha waaqiciga ah uu u daboolayo. Juboiyinka dhib badan baa ka jidha zakia ubaahan
-
Aynu is weydiino waa maxay sababta 75% uu jubooyinka ay haystaan Alshbaab ? Jawaabtu way iska cadahy. Dadka deggaanka ayaa diidan oo dooneyn
-
Nidaamkan lugu qasbayo oo dushaada ay dadyow kale dul Keeneen.
-
Waa hadal gaf weyn ku ah dadka jubooyinka ee asalkoodu u dhashay meesha. Hadalkaa waa qalad PM inuu yiraahdo.https://twitter.com/somalipm/status/885581672963465216 …
-
Shacabki waa kuwee ? Jammaame, JiLib , Saakow & bu'aale dhulkaas oo dhan dadkiisii wey diideen waxa ka jidha meesha. Waa Gaf inuu yidhahdo
End of conversation
New conversation -
-
-
Haddii la heelo hogaamin fiican oo ka goaantahay in aay bulshadda soomaaliyeed ku hogaamiyaan dacadnimo lana tashadda shacabka
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.