Yaab,adiga miyaa hotelka/maqaayada tegay iyada oo aynan kuuugu wareegsaneyn Ciidan,ma waxaad moodaa in dadka kale ciidan wataan? #somalia
-
-
-
Intii hore iyagoo ciidan wataaan xitaa amaysan tagi jirin haduu shacab iyo dawlad nabad galyada sheganaya ayaa ciidan la an soconin abo
End of conversation
New conversation -
-
-
Sida ku cad shaxda mucawinada maamul goboledyada waa sed bursi maxaa kaaga aadanpic.twitter.com/Y80oWyu8ah
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@SomaliPM..howl kasta oo aad qabato waa mid farxad gelinaysa umada Somalyeed ee u hiloobay jiritaanka Qaranimada Somaliyeed.Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Shaqo wanaagsan mudane R/wasaare. Aadbaan kaaga mahadcelinaynaa shaqada wanaagsan aad ummaddaada uhayso. Halkaa kasii wad.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Nabad ma jirto! Wax ka qabo shirkadaha lacagta siiyaan AS, canshuurta ka aruuri maamul gobaleydyada, cirib tir AS markaas sawirida iska qaad
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Shacabka gudaha lama aad kulmin ee qurba joogtid aad Yurub iskala timadeen ayaad meesha kula shaahaysay oday ciyaarta naga dhaaf.
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Good job. Waddooyinka ha la furo hee.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Kuma dhahayo thanks lkn waxaan kuleeyahay da daal waa waajibaad kusaaran inaad dadkaaga kawar hayso 《 we love you sir》 Never back down
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane Gacmo wadajir bay wax ku gooyaan. Nin baa horay u yiri "Midowga iyo wadahirku, geerida ma ahane wax kaste wey ka adag yihiin".
-
Soomaali Soomaali bay wax ku tahay. Sidaa owgeed Shabkaad wax ku tahay anaguna adaan kugu nahay. Shaqo wacan Allahna ka ku garab gallo.
End of conversation
New conversation -
-
-
We need council offices,leisure centre & retirement villages
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Lacagtii faalsada ee Beledweyne & dhuusomareeb lug intee la eg ayaad ku leedahay? Wareysigii Harun Macruf kama jawaabin bulshada la dhacayo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
God jop
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Hahhaha maqayad markaad galaysid wadooyinka dhan la xiraayo oo area ganacsiga ka jira aad xireesid caqli ama ahee sidaan wax ka badal
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Halyeey
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa nasiibdaro PM in uu been ka sheega xaaladd dhabta ah ee Muqdisho, PM wadooyinka oo dhan ayaa loo xirxiyaa hadii aad meeltageysid.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane hore usoco waxaan ku gaarsin doonaa dalkaan inaad madaxweyne ka noqo to waana riyada ama hadal haynta ugu badan dadka dibada joga
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.