Shacabkaaga waxaad ku kasban kartaa markaad u khidmaynayso. Kolkaad sharafta wadankaaga huwato.pic.twitter.com/kkexjrY9Vy
You can add location information to your Tweets, such as your city or precise location, from the web and via third-party applications. You always have the option to delete your Tweet location history. Learn more
Shacabkaaga waxaad ku kasban kartaa markaad u khidmaynayso. Kolkaad sharafta wadankaaga huwato.pic.twitter.com/kkexjrY9Vy
Guul Iyo gobonimo mudane garabkaaga Allaha galo
horaa loo soconayaa wala soconayaa
@SomaliPM mudane Raisal wasaare jir oo joog
Guul somalia
guusha waa soo dhawdahay rajada na waa muuqataa horay u socoda inshallah
Guul iyo gobonimo somalia 
Ilaahay ha inee fudaydiyo waa hawl adag.waxaanay u baahantahay Dhabar adayg inaad u yeelataan wax kasta oo iniga hor yimaada
DOWLO! Hawshu ha socoto



waxaad balan qaaday in qofka marka xilka loo dhiibo wixii hanti ah oo uu hesto maalintas la ogan dono marka uu ka tago si loo qiimeyo
Guul shaqo,fiican AYAAD haysaa
Mudane PM waan kugu kalsoonahay %mahadsanid
Rabbi haynaku sugo wadada saxda mudane alle hawlaha haydin sahlo dhaman musuliyinTa qaranka
@Marawayne guul.iyo gobanim
Garabkaaga Allaha galo Mudane
masha allah samawada kheyre guul iyo gobinimo
Masha Allah Guul iyo Gobanimo mudane
Masha allaah mudane guul iyo hormar baan kuu rajeynayaa idam alle
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.