R/wasaare weyna dhibeysaa in dad qaali ah ay si sahlan nagu dhaafaan aan umidowno cadowga kala gaabiyay dadkeena kuna ciyaaray sharafteena.
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Kuwaas dhibka dhawac iyo dhimashada Arxandarada Ah Ugeysanayo umadeen somaliyeed Allah weeyn Awooda badan waxaa kabaryeenaa inuu naga Qabto
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Aaamiin,kama hari doono kuwa dhibka geystay ,kuwi idinka horeeyay waa dhihi jireen. la arki doono,waqtiga ayaa kashifay hawshiina.
#SomaliaThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
R/Wasaare hay'adaha caalamiga madaxdoodu ma rabaan in wasaaradaheennu dib u dhismaan. waxay rabaan in ay dalka oo dhan rahan u haystaan.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Amiin Dhaman Umada Islamaka Ee Gacanta Ka Xaqdaran Dishay Dhamantood Ilaah Waxaan Uga baryay Naa In uu Naxiirtii Jano Kawarabiyo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Sidoo kale xafadah qar halooyeelo saldhigyo yaryar ah inshaa allah allah ha idin la garab galo MrPMHassan Ali Khayre waxaa idin rajenah guul
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mr PM mashruuca light ka ama nalka xafadah iyo luuqadah tabeelah halagu xiro qoysas haloo sheeg waxay idin ka caawineeh amaan magaalada
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Diin laawayaasha shabaab ee hororka ah ee dhiiga umadda soomaaliyeed banaystay dhinac ,halooga soo wada jeesto oo haloo midoobo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Taalabada aad qaadi doontaan Ayaa shacabka u dhag taagayaan mudane
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Allaha u Naxariisto intii ku dhimatay
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Allahuma amin
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Aamiin ilaahay ha idinkula garab galo la dagaallanka argagaxisada dantoodu tahay inauly dalka burburiyaan
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Illahay naxariistii jano haka waraabiyo inta dhaawacana rabi ha caafiyo mudane dhibaaxo kulul halagu dhufto mar hana la xanuujo al shayadiin
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
اللعنة لﻹرهاب.. ورحمة للشهداء .. والشفاء العاجل لجرحى
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mr Prime Minister, corrupted UN agencies hardy want strengthening our institutions. They want us to live like a parasite on their handouts.
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Aamin amiin
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.