Wadamada hormaray waxeey ku Hormareen waa dhalinyarada Wax ubaraday ee usoo baxday marka dhalainyardana aan waxbarshada kudadaalno
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Dhalin yaradena waxay ku dhamaden bada & tahrib u know qurbo joga ehed pls and pls u hiile dhalinyarada wax bartay on garab hesan adigomudan
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Shaqo walbo waa inay Ka muqdan dhalinyarada wax bartay nin magacis qori karin shaqale laga dhigay xaq maha tas dhalin yarada siden xoga sar
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Rw waxaa tiri malinta lagu dortay shacabka u shaqeya haday dhab tahay tas musuq masuq halajojiyo o dhalinta wax baratay shaqoyinka halasiyo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Dowlada haday tosan tahay dadkana waytosayan lakin dowlad musuq masuq ku dhisan dalkas matosayo holwacan
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Asc mundane pm waa run dal walba waxaa horumar garsiya shacaba o isku xeran wadan walbo qurux badan ama jidad qurxon dadkisa Ka danbeyo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa run R/WASAARE hare ayuu NABIGA S.C.W hore usheegay tacliinta iyada kahoreysa dhammaan horumarka oo dhan.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane RW waxaan rajaynaynaa in dhallinyaradu garato inay yihiin xooggii, dhaqaalihii iyo maskaxdii dalka hanan lahayd.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Wa sax lakiin weli sinan la'aan Dhaka shaqoyinka aya jira tusale dowlada adiga aad madaxda ka tahay shaqalaheda waa kuwa garb ku wada yimid
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masuul anago wax baranay ayan waynay inan Shaqadii an apply gareno helno si cadaalad ah iyado shaqo walbo si hoose loo bixiyo mxa ka qabani?
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waasaa mudane ra iisulwasare xasan ali khayre nin nadiif ah baad tahay
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
masha allah waxa run ah qof waxbartay waa fadiido dhamaysa tiran
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.