Rwanda did it spectacularly in a very short time. Why can't we? @PaulKagamepic.twitter.com/cXprbuu3QJ
You can add location information to your Tweets, such as your city or precise location, from the web and via third-party applications. You always have the option to delete your Tweet location history. Learn more
Rwanda did it spectacularly in a very short time. Why can't we? @PaulKagamepic.twitter.com/cXprbuu3QJ
Absolutely true, Waa ineey anaga nadaafada naga bilaabataa si uu dadka iyo dalkaba caafiimaad loo helo. Nadaafada waa shey muhuum ah.
Hogamiyaha wanagsani wa ka dadkisa ku dhiri galiya inay gacmohoda wax ku qabsadan rabi haku xafido inad dhalinyarad so labta dhahdid weyan

R/wasaare dadka somaliyed usheeg inaan isku tiirsanano oo aanan cid kale ku tiirsanaan somaliya ha isku tashato.
Jecliyaa markaan noqono dad isku tashta oo gacmo wada jira wax ku qabsada #somalia #soomaali baa leh. #Soomaaliya Soomaali baa dhisaysa iA
Masha Allah mabrook ayaan leeyahay Madaxdeena Nadaafadu waa iimaanka barkii ⚘




True anaga uu nagu waa jibaa inshallah wana da daalena #somali #bilicdadalka @FardowsoIsloow
Inshallah dalwalibo dadkiisa aa nadifsadao oo dhista anagana inshallah wadankena wan nadifi sanena #somali #bilicdadalka
Somalia Somali ubaa dhisankarta aya daana Nadaa fadeesankarta dadkeeda ayadaa caawinkarta
saasaa larabaa nin walboow dalkaada wax kuu dhaamo malahan ee dalkiina hagaajista
soomaliya Somali baa leh
Waa doqonimo nadafada xumo.
waa in Aan Horey Usoconaaa Wadankeenana Gaaarsiiinaa Meeshuu istaahilo inagoo isku Duuban
Waa Arrin xaqiiqo ah
Wadanka anagaa leh anagaana bilicsan doono insha Allah
Waa sax mudane pm
Masha allah waa arin wanaagsan waa Inaad ku sii wadaan bishii mar waxaan noqoneynaa umad ku dadaasho caafimaadka
Waan Ku faraxsanahay waana ka wada shaqeeneynaa dhamaanteen mudane
Oma awala ugaga fadhinay dalshisheeye inuu wadanka nonadifiyo maya waina xogayaga gashana on nadiifsana ileen dalshisheeye dalknga nalam lhn
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.