Wax loo dul qaadan karo ma ahan in nin qaran si fudud lagu dilaa waliba askartii, waxaan codsanayaa askarigii iyo masulkiba sharciga mara
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Aamiin ilaahey janada fardowsa haka warabiyo kullu nafsin daaiqatul mawt
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ammiiin

Haddii aanay dowladdu aargud u samayn wasiir Cabbaas, ha ogaadaan in ay raalli ka ahaayeen in la khaarijiyo Cabbaas-Yare.

- 1 more reply
New conversation -
-
-
Aamiin allaha unaxariisto wixii caawanta ahaa waa in cadaalada la hor keenaa kolay lamaba keenayee allow waad ujeedaa uga aargud
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
allah yarxam
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
In badan waynu aragnay/maqalnay in siyaabahan oo kale shacab loogu laayo magaaladda,cawana wasiirkeni Rabbi ha u naxristo ayay ku dhacday.
-
kama' baa lo dilay,waa laga shakiyay, Jidka ayaa u naga xiray, Wuu socod gaabiyay oo mararka qaar gawari cidan oo seed qaldan baa dadka dila
-
Dhacdo fool xun, Hadii ay dowladdu dhexdeeda Alifkii ka qaloocatay Ayuadda Albaqra ayaa noo toosinaya oo aan ka war sugna
End of conversation
New conversation -
-
-
Mudanayaal waxan idinka codsanenaa inad cidamadan an aslubta lagu iyo xushmada ad ka sartaan mesha waxa kale an idin ka codsanenaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Maxay Dawladdu Uqaban kartaa Qoyskii uu katagay marxuunku ?
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Aamiin ilaahey janada fardowsa haka waraabiyo he was very young Walaahi

Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Janada ugu sareyso ala ku abaal mariyo, Jaalle PM Howsha dowlada sidii ayey ku socon, Soomaalida oo dhan, Indhaha ayey kugu hayaan.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Aamiin. May God bless him in heaven
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Maalin kasta waxay dilaan qof shacab ah oo aan waxba galabsan!
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Aaameen Ra'iisal wasare Somalia marna kama korto tacsi iyo canbaarayn. Ceeb ayey innagu tahay in madaxdi dowlada qaabkan oo kale lagu dilo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Alle yarxamu raaximiin "kullu nafsin Daa'iqatul mawt"
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Aamin aamin aamin alle ha u naxariisto
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.