Ilaahey hakula jiro adiga iyo dhammaan umada Somaliyeed, qalbigeena àdbaad usoo jiidatay naxariistaada. Go head.
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Tane waxey tusale utahay hogaanka wanagsan ay umadu heshay waxane inku borinaya inad sii labajibartin waxqabadkiina
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Fadlan Mudane Wasiiir
@SomaliPM Kuwaas hala Garab Qabto Qof Walbo Oo wadankaan Wax U qabtay Hala Garab QabtoThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
MAASHAA ALLAAHU MADANE RAYSALWASAARE
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
waad ku mahadsan tahay
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
War khayrow, dadkan dawlad bay ka raban ee uma bahno naxaristada. Dawlad oo sal adag oo beri laga duuli karo uu reeb umada fadlan alaykh
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Lkin Dadka Caawinaada U Baahan Gabadhaan Kaliya Maaha Ee Dad Badan Oo Ciidan Ah Naftoda u Horay dalkaan Ayaa Jira Oo Ilmahooda Agoon Ah
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@SomaliPM Mudane Wasiir Wa Arin Fiican In la agarab Qabto Gabadhaan Ayadane Alle Ha CaafiyoThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa wax lagu farxo ilaahay haka.abaal mariyo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
mudane raiisal wasaare waxaad ogsoonaataan soomaali innay daashay maanta ay diyaar itahay dawlad nimo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ahmiyada Ugu Weyn Ee Dowlada waa u Danqashada Shacabkeda iyo Adegayasha Shacabka ^alla Dartisa ku cawiya Dhaman umada alla aya idin Cawinayo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Allah ha cafiyo inaguna daryela
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
villa somalia
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
mudani xasan qheyre shaqo wacan wadani
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
private companies dawlad nooma noqonayan ee agendahooda ma aha danta dalka iyo dadka ee waa lacag iyo profit margins, fadlan dawlad reeb
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
The dignity of each Somalis is the concern of any somali leader. Mr. prime minister, you are role model.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Maasha allah mudane ra'isulwasaare, waan filayay inaad garabtaanaandoontaan dhalinta ,mahdsanidiin
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa waajib in ladaryeello kuwa qaranka u naafoobay Faaisa waa gabar dhalinyaro ah waxay qaranka ku leedahay daryeel.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa wax Umada Soomaaliyeed oo idil ay ku farxayaan arinkaan, Mahad Sanid, Mudane RW Qeeyre. Arinka G Sh Hoose haloo kuur galo Wabilaahi Twfq
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.