bilaw fiican daacadnimo hawlkarnimo iyo ka shaqeynta danta dalkeena ayaan nii rajeynayaa. INSHAA ALLAH.
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
well done Mr.Khayre... Nabad & Nolol.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waxaad ku tashataan nafatiina iyo maalkiina oo kaliya.Amanigiina waxaad waxa uga qabn kartaan canshuurtiin,iyo maskaxadiina
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha Allah waxaa alla idinka baryayaa in uu idinku garab siiyo howsha culus ee aad u heesaan umada Somaliyeeed guul Somalia
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Biyo sacabadaadaa looga dhergaa.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
ilaahay hawsha WADANKA adiga iyo Golaha wasiirada ha u fududeeyo Ameeeeeeeeen
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mid kheyr qaba allah idinkaga dhigo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
shaqo adag ayaa idin hortaale dadka aad u shaqeynaysaan waa Soomaali Allah xilkaan smooth idinkaga dhigo Amiin. Madaxdii Qaranka
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Hanbalyo mudane raysalwasaare. Waxaan ku talinayaa markasta inuu ahaado dowlada warkeeda ama qoraaladeeda xafiisyada ama shaqo. Afsoomaali.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
nin Lagu Seexdow Haseexan Balanteenu Waa Shaqo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
insha allah guul
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
insha allaah xasan khayr walaalkey qaali wanku salamaa waxan kugu salamay asalamu aleikum
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
waxaan ilaahay idinka baryayaa inaad noqotaan kuwii dadka iyo dalka badhaadhi galiya...
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
masuliyad ilaahey raali ka yahy ayaa wanaagsan in loo fidiyo umada dhaman melwalbo ey ku dhiwateysan yihiin insha allaah guul
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
welldone Alle ha idinka dhigo kuwi shacabka somaliyed mustaqbalkodi so celin laha
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
well done PM shaqo wacan baan I ni rajaynayaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
ilaahey garab kaga hajoogo
-
amiin walaalkey adika sidas oo kale adna cimridher iyo ciwado suban ilaahey haku siiyo guul ceb ka salim ah alle ha kaga dhigo
End of conversation
New conversation -
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.