nairobi aadisteeda ayaa laga maarmay ayaan jeclaan lahaa ee halagashaqeeyo arintaas . mahadsanidiin @SomaliPM
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
waa war umada Somalieed farxad galinaya
#nin lagu seexdow ha seexanThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa guul taariikhi ah oo aanu LA simanay noqonau laba dowladood oo daris oo xiriir is ixtiraam Ku dhisan leh Kenya iyo somaliya
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
wan ku farxsanahay wax qabadka dhabta ah ee ad mujineysan wana idinku tagereyna mudaan gun aheyne nagasara gunimada adnku hna brto
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
New dawn,new opportunity for prosprous Somalia, thank You HE kheyre
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Somaliya way dhaqaqdey horey u socotaa.Alxamdulilah.Rag adag ayaa wadanka u soo baxey. Allowdhowr jiritanka umada Somaliyed..Aamin
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@SomaliEmbKenya Mudane Wasiirka Koowaadoow, Maanta waa Maalin Farxadeed. Duulimaadkii oo bilowday iyo Wasiiradii oo la ansaxiyay.Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
dhinac waa farxad dhinac kalena wa murugo in qarankena aysan darensaneyn waxas iyo wax ka qalisan inay mudan yihiin haday midobaan
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@TheVillaSomalia Hambalyo raisal wasaare Horaan usoconeynaaThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@TheVillaSomalia hanbalyo somalia xiirika wanagsan ee dariskeenaThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
madhaa aallah waa wax lagu farxo dowladnimadu waa awood allaha kuxafido mr Kheyre
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Wajeer lama maraayo oo Nairobi ayaa toos loo tagayaa miyaa loo dabaal degayaa! Shacabka wax badan ayay idinka sugayaan
#SomaliaThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
waa beelo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
hambalyo guul weyn
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
maasha allaaah wan sodhaweyneynaa dadaalada aad ugu jurtaan umadda somaliyeed e mel walba lagudhibay
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha allah waa arin fican guul ayaa u rajenayaa dowlada somaliyed
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
wa arin farxad gelin donto dhaman umada somali thank u mr BM
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
good action mr kheyre
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
allow dawladeen no barakee guul iyo goba nimo mnta waan faani karnaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.