thank u so much allah haga dhigo kuwa khayr qabo o dalkan wax uqabta ee an wax ka qabsan ayaga
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
very disappointed 2 see some of those indifituals been among the Cabinet. Not what the public expected. I hope am wrong
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
In at soo bandhigaan hantidooda waa muhiim si shacabka u aamino Dowladda oo idinla shaqeeyo guul insha Allah
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Alloow ka dhig kuwi wadanka hagi laha oo shaqana no abuuri lahaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
yusuf Garaad oo BBC London qabyaalad iyo nin jeclaysi looga kalacararay miyaa wasiir arimo dibadeed loo magacaabay!!!! Allow somal
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
waxa loobaahan yahay kaliya gashandhiga, maaliyada, waxbarashada, arimaha dibada iyo caafimaadka, inta wixi kasoharay wa useless
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
aad baan ugaxumahay waxay ahayd in wax lagabarto kuwii hore wadanka wuxu u bahanyahay o only 5 wasaaradod waa hadii dowlad larabo.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
All ka dhiki kuwii ka shaqeeya hooshii loo idme
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Hada waxaa ka sugeynaa sharciyada, maamuuski iyo nidaamka wasaaradaha ku wadashaqeyn lahaayeen
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ninkii Maydka wax ka qaaday ee uu ka dhacay waxaa laga haya Hadji sii go,ay !Waa hilinkii Talyanigu Koonfur u Asteeyey 1960.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Hanbalyo wasirada magacaban Ansixinta kadib waxay
#Dadka idinka sugayan hawl hufan, Ilaalada amaanada iyo ka shaqaynta Danta guud.Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
well done Kuwii wadanka is badal deg deg galiya Alle haka wada dhigo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudan rasal wasaare waxanoo xil aha kolka aad eegto xalad abaareed dhaqaale xuma iyo waliba amani makula tahay in wadanku qaadi?
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
mahad saniid lakiin wali waxba ku dhimaan waa in aad dag dag u bilawdan wada hadaladii somaliland wakhti yanu naga lumiin mhsd mdn
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
mahadsanid mudane raysalwasaare
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.