cambaareytu waa xalka ugu dambeya ee madaxdeenu u hayaan dadka dhib kasta oo dhaca
-
-
-
Cambaarayn leen joogaynaa, mida kale Hadalka ha yaraado Howshana ha badnaato.
End of conversation
New conversation -
-
-
Alshabab Wa dhamaday Waqtigodii Ma dhamanayso Somali Balanteenu wa xog siin dawlada la dagalanka Shabab Meel kasta Magalo &miyi
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
raysulwazaare waan ka xunahay dhib kii maanta gaaray umadeena insha Allah waa iska dhamaanayaan
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Qarax lee maa lagu jiraa &Cambaareyn&Tacsiyeyn. Bal ku dhaqsada soo dhisida Xukuumad wax ka bedasho xaalada.
#Somalia#MogadishuThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
mudane with full xishmad waxan ka codsanayna muhiimada koobaad inaad ka dhigtaan amaanka gaajada waa laga bixi lkn qarax maya
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
wa wax ad uxun in xiligaan o kale ay jiran umada babi'naya walalahod ayado abara iyo cudura ay kajiran dalka May God save
#SomaliaThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
canbareyn marabno canbarayn kuwii horan ku nacay wax ka qabo oo dilka sii badanaayo yareeya
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
resale wasare key re guuleyso
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
mudane.RW uma baahinin cambaareyn waxan u bahanahay waxqabad
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
ilahay ha inaga saaro dhibka iyo qalalaasaha daba dheeraaday..aamin
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
waan ka xunahay lee haaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waxqabad ayaa laydin doortay ee canbaar laydin ma dooran.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
La ciyaara game ka ka socda waddanka, intaad saxsantihiin waa idinla jirnaa yaanan la idin baqsanin mudane
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
subxaanalah war dadkii gaajo ayey u dhimanaayaan xeetahay qaraxa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
mudane canbaari waxba kama qadaysee ficil ayaa lo bahan yahay lakin habaar wa intaso ilahay ka aqbalaye do some things
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa inaa ka sara martaan cambaareen kaliyah. Waxqabad la imaada.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
war jeeb geli maayo ee mushaarka ciidamada hala bixiyo waa hadii aad nabad rabto
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
"Canbaareyn" Masuuliyadaada ma intaas baa? Talaab cad oo la qaado ficil ah ayey u baahan tahay, ma ahan tacsiyeyn
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.