@SomaliPM.waajib ayey nagu tahay in aan ku dadaalno qaranimadeena mudane ilaaheey hanala garab galo dowladda soomaaliya dadaal ayey mujisay
-
-
-
@abdiweli102@somalipm. Wamaxay Qarabmada Naga Maqan,Hada oo Doorasho Xor Ah aad Ku Timid?
End of conversation
New conversation -
-
-
@SomaliPM waa xaqiiq Mrs PMThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@SomaliPM haday madax deenu daaca u shaqeyan lana dagalamaan corruption insha Allah waan gaaraynaa. Doonaa waa gaaraa.Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@somalipm waxaad tahay danayste xun annaga hadal macaan hanagu soo jiidanThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@SomaliPM sax was runta MudaneThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@SomaliPM Intaad qabiil ku dhisantihiin, weligeen qaran ma noqon doono. -
@samiyalerew@SomaliPM Waan is waafijin kara qabilka iyo qaranimada hadi naga dhex baxan calool u shaqaysatada nagu dhex jira.
End of conversation
New conversation -
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.