@SomaliPM Hadey Mogadishu ay nabad tahay maxaa adiga ciidan faro badan ay kuu ilaaliyaan?
-
-
-
@samiyalerew , Samiya,mareykankuba waa nabad,Obamana waxaa ilaaliya ciidan aad u farabadan.
End of conversation
New conversation -
-
-
@SomaliPM Muqdisho waa nabad laakiin markii madaxda dawladda safarahayaa waddooyinka ay marahayaan waxay xirnaadaan in ka badan 4 saacadood.Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@SomaliPM alxamdulilah aan dhahno aanan dadaalno insha allah mudane gacmahana haleys qabsado sidii somalidu aheydna qurac aan hos fadhisanoThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@SomaliPM Ilaahey ha noo adkeeyo nabada Somaliya oo dhan, mahadsanid MudaneThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@SomaliPM Waa wax lagu farxo runtii maashaa alaahThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.