@SomaliPM sidoo kale abuukatayaasha saddexda ruux waa in ay maxkamada weydiistaan racfaan(in dib loogu noqdo dhegeysiga dacwadaas).
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@SomaliPM laakiin marka uu garsoorku xad-gudbaayo waa in aad tallaabo ka qaadaan Md. Raiisal wasaare. Tani waa xad-gudub garsoor.Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@SomaliPM Waa sax lakiin waxa la rabaa dad cadaalada ku dhaqmaya sharcigana yaqaan.Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@SomaliPM Mudane, hadduu Garsoorka Soomaaliya u gefo xuquuqda muwaadinka, cadaaladana meel uga dhaco, yaa lagu dacweyn?Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@SomaliPM waa runThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@SomaliPM hadal wacan mudane ee garsoorka hagaajintiisa u istaaga. garsorka waa madaxbananyahay waa dowlad iyo dad quraxdood.ka dhabeeya taaThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@SomaliPM Raisul Wasaare Wa arin So dhoweyn mudan Lakin Gabar dhibane ah in La xukuma Ma aha wax Lagu farxo , cadalada ka war hayaThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@SomaliPM Haddii qofka garsooraha uu ku xadgubbayo muwaadin sharaf leh, waa in talaabo laga qaadaa garsooraha xadgudbaya.Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@SomaliPM Waa sax mudane, laakiin waxaad u dhiibteen caydiid ilka xanafThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.