We don't need foreign intervention in our country, we can make friends who are ready to be our friends, We don't accept any aggressive act that could undermine Somalia's progress and good achievements.
-
-
-
Sucuudiga waa waraabe aan yeerin iska ilaaliya imaaraadka asagaa ka daran.
End of conversation
New conversation -
-
-
R.W.Hassan Ali Kheyre iyo Intii la socotay ee raacday Saudi Arabia Allaha ka soo uruuriyo bedqab Insha Allahu.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
War iska ilaali khayraw.. odagaan dadka hilibkood buu cunaaye.. yuusan ku cunin.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa Guul Soomaali u soo hoyatey iyo tallaabo hore loogu qaaday soo noolaynta sharaftii iyo sumcaddii aan lahayn.
-
soonoolaynta sharafti an lahayn maha mid an ka baryayno carabta somali wa dad sharafleh oo african ah guul lama yiraahdo taas in aad walal ku tilmaamto sacudi oo bahdila somali iyo qofkasta oo muslim ah no way ha is bahdilin ku faan somalia iyo somalinimo!
-
Kama hadlin cid gaara Arabs and non Arabs ee waa sharaftii aan dunida ku lahayn intaynaan burburin. Adigu hays bahdilin oo ha u muuqan nin kaalmo uu filayey waayey ee maqaamka aad leedahay dunida ku dhexjoog cidna ha ka caban hana u caban
-
sharafti somalia waxa ku ciyaray madaxda somalida markay sacuida u tugsi tagan marka sharafta so celinayso ma tugsiga sucudiga lagu tugsanayo aya ah sharaf oo walal lagu tilmamayo niman noloshadaba ku ogolayn inad nolato?
End of conversation
New conversation -
-
-
Ilaaheey idinkoo badqaba idin soo aruuriyo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane hanailoobin oo hanagatagin adoomel fcn wax noosaarin hadeynu nahay somaalida kunool sucuudiga oosarci la aanta ku ah oo shaqo la aanta kudishay plz mudane meel wax noosaar
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Shaqo fiican Mudane RW. “Sinnaantaan la magac ahay. San-ku-neefle ma oggoli inuu iga sarreeyn karo. Ninna madax salaax iyo kama yeelo seetada. Soomaali baan ahay”
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Sacuudiga wax ha ka bedesho siyaasaseeda ku aadan dalka Soomaaliyeed
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
is your pocket full of money mr prime minster
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Waa cadoow somaliyeed iyo mid islaanba kuna waa maa weelinayaa midna dalkibuu ku rafanayaa asna shalaa sacuudi u yeerey maantana imaarad baa ber bera somaliland kala wareegtey marka sow daakimiintaan cambuurada weyn ma barano
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Asc kkkkk
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Nasiib wacan mr hassan ali khair waxa aan rabno waa wadani na horbooda
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waxbo masoo kordhineyso gabdhahaan diraca wata oo aad maalin kasto kusii ordeysiin. Waxa na hortaagan waa ayaka.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Kuwaan waxba nooma hayaa sanadki hore lacagihi ay balan qaden ee mashiircda laga waayay mudane xolihina way soo celiyeen.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.