Only in Somalia are warlords and thieves celebrated and respected.
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Hassan sheekh waa muwadin qalbigiisu nadiif yahay oo hormarka jecel iyo dib u hishiisiinta
wixii talo ah ka qaata si khibradiisa looga fa'iido intuu haye madaxtinimad
Adigana kheyre muwaadin kheer jecel yaa tahay dhamaantiin allaha idin dhowro
-
si wanaagsan
-
Haa wll
wixi run ah waa in aan u qirnaa qof walba
End of conversation
New conversation -
-
-
Nabad iyo Nolol
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Yeeli maayno in aa idin sac'bino waayo Somaliya weli qaraxyo aya ka jiraan gaar ahan muqdisho Nabad iyo Nolol sida computer camal lee miya la sheeg sheega? Madaxweynaha Asmara ayuu DHALASHO ka doontay ee dalkaan dheesha ka daaya ciyaal nabad Nolol
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane waxaad umada soomaaliyeed u haysaa shaqo adag waxaan ku Rajaynayaa cimri dheer cibaado suuban camal salixa aamin aamin aamin yaarabi
@TheVillaSomalia@SomaliPM@SomaliPMThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
You need to go beyond Mogadishu, create sense of unity by attending issue outskirt Mogadishu to restore lost hope, peace , Unity and true Patriotism.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Nolow mudana reyzul wazare
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waxaan maqlaayayi beeryahan waxaa socota isbeedel siyaasaded o kasocda hon of Afrik maxaa idiika yaala Somaliland
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ok maxuma lkn wax qabad ilaa hada leydinkuma haayo mudane wax kabedela dowlada ama is casila
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Somali, waxay ku maah-maahdaa nina meel marag la'aan uma fadhiyo. Beryahan Hassan Shk, shaqadiina ayuu u bogay ayaan u malaynaayoo in uu mar soo noqdo oo shaqada idinka barto iyo sida wax loo wado.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane sawir intaad soo dhigto o aad noo sheegto cida aad ku soo booqatay iyo cida aad adigu booqatay waxba dalka kuma soo kordhi neeyso Waxaan U baahanahay iskuulo, goobo caafimaad oo bilaash ah, amni dalka oo dhan garo kawaran heynta dadka tabarta yar & Isla xisaabtan dhab ah
- 1 more reply
New conversation -
-
-
War niyahow waadna waaleysaan 2 Xasanoow Booqashaa nag isaga dhigteen
-
hhhhh war weey na waaleen waa laba aftahan
End of conversation
New conversation -
-
-
#NABADIYONOLOL Mudane Ra'iisul-wasaare NolowThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waxaa sharaf ah inuu madax waynihii hore isbadal balaaran dareemaayo manta
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.