Resal wasare Alle uu xuman ka dhowrey ayad tahay wankugu fana Waxa fikrad IGA ah cadowga dibada jogo waxa kadaran midka kudhow kulah dhiga ah kulah midibka ah idacada Somali ugu afdher waxa lugu magacaba manta maxa lashegay sidan aya lalaha waa calamad kugu garto midka kdhw
-
-
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Mudane waad ku mahadsantahay dhiiri galinta aad u wado dhalinta. Maxaa idinka qorsheysan adiga Iyo dowlada inteda kale Mogadishu stadium oo dhan gacantiina soo galay
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Maasha Allah waa arin lugu farxo resal wasaro kula mid ah namaso Marin allow Ku xafid alle ayan Ku dhartay cadalad ayad tahay waxad tahay muwadin amah masul midki ugu wena
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane maxay tahay sababta askar miir laawe yaal ah illaale loga dhigay garoonka oo shacabka si naxariis laawe ulla dhaqmayan!?
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane reysulwsaare ayan hore garonka waxaa lagu dilay wiil dhalinyaro aha ilaa iyo hadane dowlada soomaaliya soma eysan qaban askarigi wiilkas dilay marka dhalinyarada waxa ee goan ku gaareyn in eysan imaanin garoonka ilaa wilkii dilay askariga cadalada la marsiyo oo la so qabto
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane rasal wasaare shaqada fiican aad wado ilaaheey ha kugu garabgalo cadawgeenana ilaaheey ha jabiyo Kan gudaha iyo Kan dibadaba
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa wax fiican dhiiragelinta Dhalinyarada balse waxaa kahoreeya AMAANKA DALKA waayo noolaha wuxuu Ciyaar u hawoodaa markuu AMAAN helo ee hadaad soomaali dhab ah tihiin CIIDANKA xooga saara police iyo military waayo waa sheyga hadii lawaayo Dowladi jireyn
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Mabruuk banadir waxaan rajaynayaa in ay dhaqso la arko gobolada Soomaalia oo dhan Amin inshaa Allah
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Hool fican ayaa suubisey
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha'allah guulyso
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha allah wadanka waaa hormaray allaha horay usii wado aniga wixii la iiga baahdo naf iyo maal waa iga diyaar
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Nabad iyo Nolol
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha allah mudane waan ku jeclahay Ee alle hakula garab galo shaqada.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Allow amuraha sahal
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Gormee la arki dona shacabka dhexdiisa oo hub lagula ordeynin
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.