Shaqo wacan Jaalle
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa siwacan lkn waa in ficil lagudara muhiimadu waxa weeye in shirka waxa kaso baxa ka fuliyaa, Laba su'alod is waydiiya!? Imisa kooxood aya muqdisho amniga ka shaqeeya!!? Imisa kooxood aya amni darada ka shaqeeya!!? Taas baa muhiim ah in la ogaado
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
war farxad leh
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane PM. Waa dadaaleeysaa intii karaankaada ah. Laakiin Saraakiisha Abniga ee kaa hoos shaqeeysa, qaarkood hurdada ka kici.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Maansha Allah wa arin muhiim u ah dhalinyarada una noqoneesa madodaalo ee kaga mashquulan arimaha fowsha xun maansha Allah ayn leeyahey
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Garoonku Uma aha umadda muhiim maxaakale oo aad kawarhaysaa dalka intiisa kale??
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha allah wa runtisa mudane khayre wana ku tagarsanahay diyar aya uu nahnay ina wax qabsano naftayna iyo dawladayna nabad iyo nolal
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane raysulwazaare waa muhiim Lkn waxaa kamuhiimsan mida xalane in wax laga qabtopic.twitter.com/w2gNg2TwiH
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waan soo dhaweynayaa arintaas laakiin mudane raisalwasaare abdifattah muuse oo muwadin ciyaarta daawanaayey ayaa lagu diley garoonka askari dawlada ayaa diley arimahaas soo abnidaro ma ahan intaan tan cadowga lagaarin
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mahadsanid mudane Raysalwasaare, waa ku faraxsanahay dhaqada aad noo hayso
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Film hindi aya kasocdo xamar
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ciidanka maxey mushaar u qataan hadii shaqo joogta ah ay san heynin waa in ciidanka laguwada daadiyo wadooyinka caasimada kuli hubkane waa in laga dhigo oo ay qaataan bistoolad iyo waxyabaha fudud , cuntadooda waa in loogu qeybiyaa meesha la istaajiyo ninkasto
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mansha allaah
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa nasiibdaro in aad ka hadashid garoon, iyada oo jir wax nabadgalyo ah iyo horumar wadanka sidii aad PM u noqotay , dhibaatadda wadanka aad ku haysid kabdhaaf beenta iyo isku masawirka
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Nabad iyo nolol
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mahadsanid Mudane Pm
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa sax in dhaliyaradda lagu dhiirageliyo nabada sidii ay qeyb uga ahaan lahaayeen qorshahaasna waxaan hore ugu diyaariyay duqii hore ee gobolka laakiin nasiib daro lagama faa'iideysan.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.