Ciidanka somalia waxey u baahanyihiin hormarin xoogan
Talo waxaan soo jeedinaa in la sameyo xisaab banki oo lagu taageerayo ciidanka ganacsatada iyo xittaa kuwa dibada ku nool aniga kow ka ahay
diyaar aan u ahay in xitaa hal xafiis dhiso
gudi cawinaad hala sameyo mudane
-
-
-
Hogaamiye kooxeedba waa la taageeri jirey
hadana qaaraanki haliska aruuriyo qabiilkasta hana lagu hurmariyo ciidan dalka
shaley qabiil maanta qaran waana waajib taageerada sababtoo ah waa in anaga dalkeena dib u dhisnaa si aan u helno qaranimo nabad iyo sumcad waarta
End of conversation
New conversation -
-
-
Sir, for what you decided from the youth which the Somali soldiers killing? Last reports telling a young man killed in Mugadisho by a Somali soldier- Local rep. The Military & the Police have to train how they defend their people not to train them without a patriotism & kindness!
-
English ku meel uu ku haboonyahy sow majirto misa inaad taqaan baad dadka tusee
-
Hhhhhh yaabka waaiskajiraaah
-
Ebow English ka markaan oo kale baan ku lalaboodaa walhi
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Waxad rabtan Kala warejiya ee Koonis Hubka lala so galaayo wax ka bedela"
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Pooliska ucarbiya sida kuwa caalamkale na waafaqsan danheena Nasiib wacan
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa guul weyn oo aad gaartay Mudane Wasiirka Koowaad ee dalkeena Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre. Lama arag ciidanka sirta oo suuqa hub la wareegaya. Ciidankani waa inuu ku shaqeeyo sidii NSS ta lagu yaqaanay. Guulayso markasta. Soomaaliya Guul.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mr pm well done for the good work your doing in your homeland. I have never been hopefull before for my country then now thinks are moving forward and I'm great full may almighty help you and your colleagues
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Maasha allaah waa Arin wacan balse u baahan ka taxadir weyna Nabad iyo nolol
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Kuwa howl-gallada gaarka ah fuliya ma kuwa Shakuur iyo Qeyb Diid weeraray oo hadana aa Hassan Sheikh ku weerari rabtaana mudane
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
War niyahow maad mala awaalka shacabka ka deesid meesha inaa lacag aruursatid aa u joogtaaa adiga iyo kuwa kula mid ah. Umadana qeeb qarax aa ku leeseeen qeebna askarta aa sheegeesid aa leeso maalinkasta
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@SomaliPM nabad iyo nolol Ilahay haidin barakeyo somali wyn indhaha ufurteebThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa wax fiican balse waxaa kasii muhiimsan in Ciidanka laqalabeeyo waayo mahaystaan Hub fiican Gaadiid sidoo kale wareejin afka ah qiimo malahan tankale Gaadiidki lasiiyey ayey Dowlada dhexe daba joogtaa wasiir Agaasime waraaq ayaa loosoo qoraa kadib Gaadiidki police ayuu lasiiya
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Shaqo fiican baad haysaan alle ha idinla garab galo amnigu maalinba maalinta ka danbaysa wuu soo roonaanayaa pm
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Wax macna ah ma soo kordhin doonto ciidamo lakala badalo as long as you are there...
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Same Story
@SomaliPM Same behavior but in different suits..
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.