#DYK..Life expectancy = 55 yrs
More than 5 million need emergency health services
Maternal mortality ratio = 732 deaths/100,000 live births
1 child in every 26 dies w/in 28 days of birth
1 health care worker per 10,000 people
Source: @OCHASom @unicefsomalia
@UNFPA_SOMALIA
-
-
-
Ways to improve quality of life for youth (1) implement free national school health programs that give youth free behavioral, medical, dental, vision and hearing screening; (2) implement national birth certificate registration; & (3) implement national children health records.
End of conversation
New conversation -
-
-
Dhallinyaradan waxa ay kaaga baahan yihiin latacaalid xagga Ammaanka Caasimadda ah!
-
Absolutely. Qof aan amni haysanin oo hal doorkiisa iyo asagaba la dilaayo ilama ahan in wax aan amni aheen u baahan karo.
End of conversation
New conversation -
-
-
Mudane somali iyada wax qabsan karta beesha caalamka yaan waxba laga sugin
End of conversation
New conversation -
-
-
Otherwise. Allaah dartiis iyo in aa tahay Ra'iisal Wasaaraha ugu qalbi iyo wax qabad fiican ee dalkeena soo maray in aa tahay baan kugu jeclaaday. Kalsoonida iyo dadaalka aad ugu jirto soo celinta sharafka
iyo hormarinta noolasha mwaadiniinta
Allaah ha kugu guuleeyoThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Good job Mr PM,
#NabadIyoNololThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Tennis, Swimming pool, Falaaraha la tuuro, Fardaha, Libraries, Riwaayaddo waddani ah loo saameeyo iyo hanuunin.iwm
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha allah waxaan kugu jclaadey dadaalkaaga. Joogtada ah waana kugu taageersanahay hadeynu nahay dhalin yarada somaliyeed
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Guul iyo gobanimo ayaan idin leeyahay somali wayney
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks prime minister
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Dhalin yarada marka laga fikirayo lagama fikiro hada waxay helayaan E waxa laga fikiraa wakhtigooda dawlad iyo dal noocee ah ayay dhaxlayaan Marnta hadii aad ka tagtaan xilka waxa iman doona madax kale oi sharci kale wadatada dhalin yarada maantuna markay yimaadan mid waliba wax
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Hadii la.helo goobo dhalinyarada ey lee yihiin oo ay u tagaan madadaalo iyo maktabado waxaan filaa xaal ka inow saan dhaami dono runtii kan is qarxinayo xataa waxow arkaa nolosha iney mcn tahay marak waa kaga mahad celina yaa mudane raizel wazare guleyso waligaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Gacmo wada jir bay wax ku goyaan mudane reysal wasaare dalkeena waxaa lagu dhisay iskaa wax uqabso hadaan isku tashano sidaas ayaan u dhisan karnaa dalkeena guul mudane Reysal wasaare Xasan Cali Kheyre Hiigsigeenu waa Nabad iyo Nolol
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Danahaga ayey muhim u tahay . Cidankii daganaa stadium wadanka maka baxeen mase melkale ayey u guureen? Maxad uga sari ladihin ciidamada shisheyey wadanka? Umada somaliyeed waxay ku dooratay In aad aminigooda ilaaliso ee maxad ka qabatay aminga qarax yada iyo dilaalka qorsheesan
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Raiisal wasaare waa fikir fiican laakiin nabad ayaa ka horraysa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Dhiirgalinta Dhalinyarada waa asaaska dhisida bulsho ka shaqeysa Nabada iyo hormarka.
@Soyden_network@JubalandUnion@UNSOS_@UNSomalia@TheVillaSomaliaThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Kalsooni Shacab waad heystaa mudane waana kugarab taaganahy qamiista aad sheegtayna waa balan inaan iska xaadiriyo barnaamijka isxilqaan waana kufaraxsanahy Rabi raali kaanoqoy mudanepic.twitter.com/Jo7S9YkuDI
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.