Mudane adigoo raalli ah aan ku su’aalee la-xisaabtanku masawir miyuu ka billawdaa kuna dhammaadaa? Waxaan sidaas u leeyahay ma aanan arkin warbixin la soo bandhigay oo laga soo diyaariyey la-xisaabtanno hore baraha bulshada & warbaahinta laga tebiyey.
-
-
- 1 more reply
New conversation -
-
-
wxaa shegeyso hadey jirto goodax ma waxaad kula xisaabtameysaa dowladii hore markuu xildhibanka ahaa hadeer 2 isbuuc ayuu jogaye masaajidka cayaarta kadaa!!pic.twitter.com/ScwQbdth51
-
Wasiir sharaf ku helaya in reer lacayo sidee lagu aanina ninkan Waa hubaa hadii xilka laga qado malma yar gudahod ayuu c ayna dowlada somaliya.
End of conversation
New conversation -
-
-
Adiga yaa kula xisabtamaya? 50% Golaha Wasirada ma aysan ansixin Golaha Shacabka. Golaha Shacabka hor tag ha kula xisabtamen. Awey balan qadkii in xisabadka Golaha Wasirada aad bananka soo dhigi doonto?

waxan ilobay 74% Golaha Wasirada waa xildhibano si aan lagula xisabtamin - 1 more reply
New conversation -
-
-
Sida uu hadalkaada u qoran yahay,waxaa durba laga fahmi karaa in wasiirka xukuumada ka tirsan uu yahay "ihaano u joog".Mudane RW dalka wuxuu leeyahay shuruuc&hay'ada ku shaqo leh dabagalka shaqa ka gaabinta,musuqa iwm,geddina waxay leeyihiin sharciyo qeexayo.
#Somalia#MMogadishu -
igu sawir dhab ah&hooyada musuqa iga dheh ,RW isku soo sawirayo isaga oo wasiir la xisaabtamayo sidi arday "Shaqo guri loo diray".yaab
#Somalia#Mogadishu ha la kala xishooda,hana la joojiyo meel uga dhicida cuquuqsha Somalida... - 1 more reply
New conversation -
-
-
Ok, that is great. Will you share the result of their work with us, the citizens?
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Isla xisaabtan hadey dhab kaa tahay adiga iyo wasiiradaada waxa ay bil walba hor tagi lahaayeen Baarlamaanka ee in aad sidii ardey oo aad wax ka dhageysaneysid oo kale ma aadan u soo dhigeyn baraha bulshada.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Please share with us substantive and tangle progress made by these ministers, not press releases and empty promises.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waxaan rajaynaynaa hadaa nahay dhalinyarada soomaliyeed in marlabaad soomalia cagaheeda isku taagto isha allaah
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
#nabadiyonolol hawl gal wanagsan baan idin leenahay, guulo la taaban karo dalka usoo hoyaThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Nabad iyo Nolol

Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Maafiyadda xataa code of conduct bay leedahay balse
#Somalia taasi kama jirto! Foolbaxsigii Ramadankii dhowaa dawlada ku siisay xildhibaanada min 5kun dollar kadib isla xisaabtanka RW Kheyre ka hadlayo muxuu ahaa? Line budgetka laga bixiyey hanaloo sheego? HA LAKALA XISHOODO!Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
You are marking thier books with pencil like elementary pupils. You are real dictator, you can't work with big minded people . You gathered dwarfs from every corner of the world. There is no cabinet it's only one man show game.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Sida wasaaradda maaliyadda bandhig-bileed shacabka ha lala wadaago waxqabadyada wasaaradaha muhiimka ah. Kalsoonids shacabka in tashwiishka laga dhawro ayaa ka dhalan lahayd haddii sidaa la sameeyo.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ma is tiri hawshii baarlamaanka ayaadba adigu haysa? Aaway mudanalyaashii baarlamaanka ee loo doortay la xisaabtanka gollaha xukuumaddu?
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Marka dowladnimada gacanta u gasho dad aan aqoon badan u laheyn xaalku sidaan ayuu noqdaa, mudane inad adiga la xisaabtanbo waxaa ka wanaagsan in Golaha shacabka ee anaga namatala la xisaabtaman. Haddii isla xisaabtanka dhab kaa yahay Wasiirada 74% meynan ka iman laheyn Brlmka.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.