Mudane PM, waxaan u arkaa Guddigan aad dhistay "jug jug meeshaada joog" Waa wax xaqiida ka fog inta uu jiro heshiiska #SomaOilandGas & #SomaliaFishGuardLtd in wax hagaajin iyo dayn cafis in ay #Somalia u keenaan. Daynta nalagu leeyahay waxaa ba ka badan inta shirkadahani dhacayan
-
-
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Kheyrow, sidee dayn cafin na loogu sameyn mar hadii aan Xildhibaanada Baarlamaanka aan u qeybinoono lacago($5000 midkiiba) oo aan ahayn mushaar iyo gunno? Ciyaarta naga dhaaf nooh!
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
aynu taageerno oo garab istaagno lana xisaabtano bees waa intaa in nooga dhiman guusha iyo goba nimada
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane
@somaliaPM Raysalwasare shaqada aad umada somaliyed uhayso aad ayay uwey tahay Insha laah Gul ban RajeyneynaThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Golaha dhaqaalaha Qaranku ma aha 4 Oday oo Dalka ku jooga Habeen dhax(per diems) ku qaata, aaway Hormuud & Dahabshiil
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Saaxibow cid deyn kaa cafeyso ma jirto haddii aynan bedelka deynkaas wax kuugu qabin,isku filnaan dhaqaale waxaa lagu gaaraa abuurista ilo dhaqaale&suuq.taas waa wax hawl&isku kalsooni u baahan,dhul barwaaqaa&Dad wax gala waa leenahay,laakin war kaliya wax ma toosiyo.
#Somalia - 1 more reply
New conversation -
-
-
Maxaa isku xirey? 10- Sannadood ka hor ayaa deynta in la cafiyey lagu baahiyey warbaahinta, gaar ahaan laanta afka- Somaliga, Afka Englishka ee BBC-da.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Runtiiii dadaal badan ayaad qabateen lakin waxaa jira umad somaliyeed oo wax looqaban oo ubaahan wax qaadka umad somaliyeed
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Peace and Solidarity
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Wasaradda Maaliyadda miyaysan ku filneyn in ay shaqadaas qabato?
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa mi faa ido weyn ayku jirto
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waxaa Mahadleh Alihii Nookaadooray
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
waa sax horumar dhaqale wa lobahan yahy balse maxa diday horumar nabded oo kudhisan wada hadal lala galo kooxaha nabad diidka ah
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Wadaniga dhabtaa allow dhowr In badan
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@MR Badeena ay#Kenya Nagula_haysato ayaa nooharsan marka#Maxkamada halagu'dacweeyo !!Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane wax ayaa furey ama wax ayaa sameeyay oo AF ka ah ayaa maalin kasta nagu dishay alle ka baq faro taag taag iyo is tus tus waanagu dishay fadlan dhawr sharafta wadanka hadii kale banee meesha mid kaa wadani San ayaa imaa naaya waayo adiga dadka dhiigoo da ayaa cabtaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.