Wele nin ALI Hoosh la yiraahdo ayaa ku helay oo been kuugu sheekeeyey in uu Isse Mohmud ay cashar u dhigayaan Gass. Armay Puntland horeysaa?pic.twitter.com/qaiGGu5N7L
You can add location information to your Tweets, such as your city or precise location, from the web and via third-party applications. You always have the option to delete your Tweet location history. Learn more
Wele nin ALI Hoosh la yiraahdo ayaa ku helay oo been kuugu sheekeeyey in uu Isse Mohmud ay cashar u dhigayaan Gass. Armay Puntland horeysaa?pic.twitter.com/qaiGGu5N7L
Issey Mohamed iyo Cumar Mohamud mey Hadda arintaa joogtaa?
Allow umadda #Somali yeed badbaadi.
Halkaas ayay joogtaa. Ciise Mohmud waxa ay leeyihiin xerada geelayaga anagaa iska leh oo sidaan doono ka yeelayna, dulaalkana Waa Ali Hoshpic.twitter.com/YjpLnIn9TF
Cumar Mohamud na maxay leeyihiin?
Waxa ay leeyihiin xerada geelayaga ee Galkacyo waxaa dulaal nooga ah Ali Haji. Qola kasta dulaal ayay sameysatay.
Dadka Hoyadey la'eg lama tirsado laakin waxaan Illaahay kaga baryayaa inaad u toobad keentid Alle ood naceybka intaa la'eg iska daysid. Horay bay isha dadka adiga kula mid ahi noo qaban wayday oo dad Alle la jiro xumaan iyo inkaar tona ma qabtan. Alle ha ku soo hanuuniyo, amiin.
Ma kuu mashxaradaa?
Allah keep you our somali pm
The ture leader mashallah
Always welcome wn ku jeceyl nahay hadan nahay reer puntland wellcm with open heart
maasha alaah hambalyo mudanr RW aad iyo aad ugu faraxsanahay soo dhaweenta qiimaha badan ee qardho NABAD IYO NOLOL
R.W.Hassan Ali Kheyre, Kheyr baan ku daba dhigay iyo in aad dalka meel fiiican gaarsiiso iyo midnimo Somali weyn Insha Allahu. Guul iyo Gobanimo Somalia.
Mansha Allah
Mnsha allah Horay Haloo Socdo
Mudane Raisal Wasare sido kale wan kaga mahad celinayna boqashadi tarikhiga ahayd shacab rer Qardhod way sugayaan markale
Nabad iyo noolol
Msh alla
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.