Mudane adaa mudan mahad Mar labaad soo dhowaw baan ku leeenhay Qardho magaalada dbaqanka soomaaliyeed waanu kaa sugin
-
-
-
Waa layaabaye xagee joogaa ciidanak uu PM ku dhisayay sanad iyo barkii lasoo dhaafay...mise Waa Ruuxaan qarsoon
-
Warar aan ka helay xildhibaan ka tirsan gudiga amniga iyo arimaha Gudaha Wuxuu ii sheegay inay maanta la kulneen labadii taliye xigeen ee shaqada sida sharci darrada ah uu uga joojiyay agaasimaha NISA.waxaana wax laga weydiiyay sida ay wax u dheceen.
End of conversation
New conversation -
-
-
Aad baan ugu farxaa markaan arko masuul sidaan ay dadkiisa u jecelyihin, Alloow inoo xafid madaxdeedna oo la garab qabo howsha ay ino hayan.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Dalku waa Nabad & Nolol mudane reysalwasaare ee waxaa idiin laga sugugayaa sidii aad u baahin laheydeen dowladnimada
#mudane reysalwasaare ku soo dhawoow mar labaad & mar sadexaadba dhul aad looga jecelyahay dowladnimadaThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Anigu kumafarah sani hadad ahay muwadin Somalia
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa layaabaye xagee joogaa ciidanak uu PM ku dhisayay sanad iyo barkii lasoo dhaafay...mise Waa Ruuxaan qarsoon
@BanadirNewsThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waliba waxaan jeclaan lahaa. In aad booqato dhulkii saladiinta. Dhulkas saldanada in aad muranka kasarto ban rajay pm khayre. Dadku waa nabad iyo nolol. Adigayna kusugayan. Welcome
@SomaliPMThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Welcome pm khayre. Booqashadaada waxaan rajaynaya in ay sii socondonto. Meelabadan oo taarikhi ahna aad boqan donto.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mnsha allah soodhawoow Mudane.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Welcome to Puntland
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Dadka halkaa Gobolada Bari Kudhaqan Runtii Waa Dad Dowladnimada Waxaay Tahay Aad u Yaqaano sidaa Awgeedna Aad u jecel Dowladnimada
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Welcome raisal wasre puntland wa dalkagi dadkuna wa dadkagi waxqabadna wanu kaga fadhina inshlhu
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane raysalwasaare kusoo dhowow dalkaaga iyo dadkaaga. Kusoo dhowow bulsho Soomaaliyeed oo u hamuun qabta dawladnimo iyo kala dambayn. Ku soo dhowow dhul dihin oo u baahan wax soo saarkiisa inuu arko.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Soo dhawoow mudane Ra'iisul wasaare waxaad utimid dadkaagi iyo dalkaagi aad madaxda u ahay oo muddo badn kusugayey. Puntland lama kalaxigo ee waa losoo kala horreyey.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane
#khayre umada soomaaliyeed waa dad fiican lkn siyaasiyiin ayaa wax qaldo Daacadnimo lalayimaadana waa laguuleysanThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Horay usoco baan kuleeyahay jaaalle kheyre
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Socdaal samo kudheehantahay kii sameeya noqo.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.