نريد أفعال لا أقوال تعبنا وملينا من الكلام مش طماعنين بالكثير ولكني ك شابة صومالية اتمني يكون في افعال لو ٣٠٪ ع الأقل في الوقت الحالي ويكون في باب حوار مباشر مفتوح بين مسوؤلين الدولة وشباب مش مجرد كلام نريد أفعال 
-
-
-
ان شاء الله يلحقون الفعل لوعدلو جودت التدريس الباقي سهل
-
وإعطاء المنح بعدل ومساواة خصوصا للي ف الخارج البلد وفِي دول العربية قاعدين سنين ومش لاقين فرصة يكملوا فيها دراستهم
End of conversation
New conversation -
-
-
Exactly my Prime Minister khayre It's the responsibility of university administration and the minister of education to uphold the educational development goals.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@SomaliPM@M_Farmaajo Dowladu waa inay la imaataa siyasadda lagu tayaynayo waxbarashada NOT dadka ufurtay BUSINESSka inay dadka wax baraan shacabka somaliyeed idinka ayaa masuuliyadaas u qaaday Mudane waana inaad u fulisaan waxbarasho taya leh helaanThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Aragti ahaan waxaan qabaa in dhalinyaro aad u firfircoon oo gudaha wadanka ku wax bartay loo dhiibo wasaaradaha Waxbarashada, Caafimaadka iyo Amniga si aan horumar muuqda u gaarno waayo qof wadanka ku wax bartay ayaa dareemi kara duruufta taal.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Guul iyo horumar ayaan u rajeeynayaa dowladeena iyada oo mar waliba ku dadaasha sideey dunida nagala mid dhigi laheed. Nabad iyo Nolol InshaAllah
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mundane raisul wasare xukumada iyada laga rabaa tayada waxbarshada. Maxay qabaneysaa wasaarada waxbarshada
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mogadisho bes mise Wax barashada Soomaalia oo dhan in ay la sinaanato caalamka sax
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
دولتنا دولة ضعيفة لكن لو تمش الطريق الذي تمشي لوصلو اهداف كثيرة . فادعو الله في السر والعلن
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Hagaag waa arin muhiim ah oo looga baahan yahay wasaarada wax barashada in ay tayayso war barashada dalka hoose dhexe iyo jamacadaha in taba
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Dunida waan la tartami karnaa hadii aanan ka leexanin wadda aan hadda ku socono. Alle ayaan ka magan galnay dib u noqosho danbe. Madaxda dalka guuleeysta waligiin.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Goormaa marka dhisme kasta laga burburinaayo aas aaskaa. Maxay madaxda dalka oga ganbanayaan xaqiiqada? Maxayse runta u diidaan?
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waan soo dhaweynayaa arinkaas
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waliba jaamacadiii lAfoole hala soo celiyo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Nabad iyo Nolol mudane PM halkaa kasii wad hormarka
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Viva Napad io Nolol
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.