Thank you Mr. PM for supporting 100% Privatization of Education in our country Somalia. Somalia is the only country on earth that education is unregulated and in private hands. Money & Profit before our kids education quality destructive concept.
-
-
-
That is your opinion, but they stood up to change the mindset of the youngesters from crying gun to crying books. Stop mocking them ans star contributing and slowly build the regulations you are talking about.
#Somalia ha noolaato - 1 more reply
New conversation -
-
-
Soomaaliya waxaa ka jira hab waxbarasho oo khaldan manhaj saxna ma jiro. Sidii Biibito ayaa loo furtay jaamacad oo lagu doonayo in la dhiig miirto qoysaska Soomaaliyeed caruurtooda. Kadibna waxay fursad shaqo siiyaan qaraabadooda. Sidaas bay dhalintii tahriib u doorteen.
-
Qof walba meeshuu wax ka eego uu ka arkaa.
-
Waa sidaas Fatuux.
End of conversation
New conversation -
-
-
Mudane PM, Waa mahadsantahay inaa saxday aragtidii wasiirka. Waxbarashadu waxay ka mid aheyd meelaha aan joogsan burburkii kadib. Dadkii xilliga adkaa waxbarashada kasoo shaqeyay waa mahadsanyihin. Tusalaheygan hose wuxu caddeynaya dadka dalka wax ku bartay halka ay gari karaanpic.twitter.com/zWqZQhaVt1
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Sheekadu maaha Mr PM halgankii dheeraa ee Waxbarashada Waddanka laga soo maray. Nuxurka waa sidee loo turxaan bixiyaa. Taa weeye arinta meeja taagan.
-
Hala turxaan bixiyo ayadoo la is qadarinayo oo la is ixtiraamayo. Waa run in waxbarashada wadanka ay liidato, laakiin sabab ayaa keentay oo nabad la'aan ayaa jirtay. Waa in la ixtiraamaa arday madfac hoostiisa wax ku dhigtay, lama mid aha mid Mercedes lagu geeyay.
#Somalia
End of conversation
New conversation -
-
-
Jaale Rw. Waxaan qabaa in aad samaystaan xeer-hoosaad waxyaalaha aad ku xusaysaan ay ka mid tahay masuulkii kixiyo xasilooni daro saxaafadeed ama u gafo mabaadida waawayn inuu maro. Taas waxay dhiirigalinaysaa ilbaxnimada cudurdaarka looga bixiyo khaladka badalka xil la qaado.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane Ra’isul wasare waa hadal aad noo farxad galiye runti. Mudane, suurta gal matahay in wazirka waxbarashada cusub oo aad soo magacaabi doontid inuu noqdo shaqsi wax ku bartay gudaha dalka?.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane shaqo fiican aa qabatay Lkn maadaama aan
#mucaarad soomaali eh ahay wax fiican hadaa qabato xataa waa kaa soo horjeedaaalee
-
Saara muse mudane waa leedahay hadana wax walibo aat sameeso wan ka soo horjeesanaa lawadaas hadal meel isla mari maayan.please correct your word.
End of conversation
New conversation -
-
-
Xitaa tan cabdallah shideyaha llaga qaato sax waye
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Aragti ahaan waxaan qabaa in dhalinyaro aad u firfircoon oo gudaha wadanka ku wax bartay loo dhiibo wasaaradaha Waxbarashada, Caafimaadka iyo Amniga si aan horumar muuqda u gaarno waayo qof wadanka ku wax bartay ayaa dareemi kara duruufta taal.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
M.D. tani waxay cadayn u tahay sida aad u garab taagan tihiin jiilka cusub ee soo baxaya iyo sida aad daacada ugu tihiin dadkiinii idin doortay nbd N nolol alle haku xafido adiga iyo xukuumada aad majaraha u haysaan adiga iyo
@M_FarmaajoThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
aqoonsi waxaan u arkaa markii xalane aysan ardayda dalka lagu xujeynin shahaado la aqonsanyahay keenso like kenya, sudan, ugand,
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mnsha allah Horay Haloo Socdo.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.