Nin kaas hindiga ah siduu wax uqoranaayo iyo kuwaan sidey kursiga iskugu kalabixinayaan ayaan layaabay!!! Ma maqaayad ayey fadhiyaan mise dal dhan ayey arimihiiisa ka hadlayaan. War waxaad ku wada hadleysaan dalka u diiwaan galsha arimo shakhsi lagama hadlaye
-
-
-

Nidaamka waa in lasoo baraa mas'uuliinta qaar iyo (eteketka) asluubta wanagsan marki ay joogaan shaqada
siduu u fadhiyo
End of conversation
New conversation -
-
-
Mudane ,Ra,iisul wasaare marka hore waan ku salaamay salaan walaaltinimo iyo xushmadaan u hayno dawlada aad Ra,iisul wasaaraha u tahayba. bal mudane waxaad samaysaa diyaarad qaado oo Hargaysa ka deg oo la soo hadal walaalaha soomaaliyeed ee xerada isku xanibay si kedis ah ugu tag
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Safaarad inay dalka ka furtaan makala hadasheen? si caqabadaha 2 da fiso looga badbaado. Maxaayeelay visa ha india hadaad rabto waxaa ka horeeya visa ha kenya inaad hesho ardayda iyo dadka caafimaad ka u socda dhib kaas ayaa heesta. mise war lee lagu jiraa!!!
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
walalayalo anika waxba love wen ku ahy resa wasraha wlhi merry mee

-
don habsan me wlhi labo wan ogolhy sadx sedo kle afr maxa diyar
End of conversation
New conversation -
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Sixirkooda dhinac hanoo dhaafeen

Waa kaftamaa waa daris wana dawlad taariikh weyn leh
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Madaxda soomaalida ceeb ma karto!! War madaxda dalalka kale ee aad la kulmeysaan sida dowladahooda ay note ka ugu sameynayaa waxa aad ku wada hadleysaan, maxaa idiin diiday inaad dalka u diiwaan kalisaan waxa madaxda kale aad ku wada hadashaan!!?pic.twitter.com/nMbmnbShHB
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Maansha allah resalwasaare xasn ali khayre
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane,waligay maan aragay nin kaa nasiib daran. Waxaad fursad uheshay inaad wax ka qabato wax kuwii kaa horeeyay aay nasiib uyeelan wayeen inay ku guleeystaan,taas oo ah amniga dalka siiba kan Muqdisho,laakiin taasi maysan dhicin ee waxaad kadooratay inaad harsato gurigubanaya.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
RW reera kale oo horay dantoodi u raacday bad ino shegeysa qaabiladoodi. Danteni xageed dhigtay. Rajaynu weli kaqaanaye danta dalkaaga raac.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Safaarada maxay Somalia uga furi layihiin idinkana ma kala hadashaan mida kale visa in ay Somalia u fududeyaan maxa ugala hadli weydey
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Talaabooyin wanaagsan iyo ayantiin rajo gelineysa dhaman shacbi weynaha somaliyeed hambalyo PM
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Prim dowlada ad hogamisan adi iyo farmajo wad ku fashilanteen ciribtirka Alshababb ogow waqtigiinah wuu dhamaday is dabo qabto
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.