Shacabka aad leedahay mudane waxbaan idiin qabanaa 27 sano kadib ma jidadka maalin walba idiin xiran mise wax cusub oo aad qabataan ayaa jira miyaadan Eebe ka baqeynina waa leydin weydiinaa waxa leydiin dhiibtay oo wlh ah sidii xaqqa ahaydna nooguma adeegeysaan
-
-
-












waa war sax ah aan kugu tagersanahay mawooyinka hallo furo maamoyinka iyo caruurta iyo dumarka uurka leh iyo umada an lixaadkoda dhamestirneen in loo furo wadooyinka maalinwalbo halwaziir safraayo loogu xiraayo
End of conversation
New conversation -
-
-
Waziirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa xilkiisii waayey kadib markii lagu eedeeyey in Alshabaabkii weeraray wazaaradda Arrimaha Gudaha ay ku dhawaaqayeeen Allaahu Akbar

- End of conversation
New conversation -
-
-
Mudane PM masuuliyadda weerarkii wasaarada arimaha gudaha ma waxaa xilkii uga qaaday wasiirka Diinta iyo owqaafta,
-








wasiirka diinta amniga gudaha maxaa iska galay diin iyo amni iyo qarax
End of conversation
New conversation -
-
-
Eebe ayaan idinku dacweynay waxaa jira malaayiin iga badan io iga daran aniga dhan walba marka adiga oo shaqo usoo baxay oo caruur iyo xaas kugu xariiraan aad jidka ka elisaan si naxariis dara ah wlh midbaan saaka ku dagaalnay wadada oo iga celiyey waxaan ku iri kii qara wadayna
-
Iska samir insha allah waa gabal sii dhacaya ragan mana sii joogi doonan.
-
O yad u heysa o ragan ka wanagsan o sugeysa hhh yaab
-
Hhhhhhhh Beeni raad maleh
End of conversation
New conversation -
-
-
Waa buundo horay ka go'an oo gadaal rinji laga marinayo. Tariikhada wax kama barano miyaa.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waxaan kuweydiinayaa mudane Qaraxii Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliya kadhacey Yaa looxirey Yaa Xil looga qaadey Yaa Leh Mas'uuliyad Daradaas Dadka wadooyinkii waad kaxirteen Bajaajley waa ladiley Hadana Argagixisadii Wali wax bay Qarxineysaa Dadku Xoolo maahane Xaan Ku Qanacnaa
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Waxa wadada naloooga xeray ma booqashaadaada ayay ahayd shame in you ceeb kuma karto wlhi adoon wado xeran maba sameen kartid miyaaa kormeeer
-
Xooolo shame on you. Madaxdada si ka qurux bdn sidan ula hadal
-
Farmaajo iyo khayre waa labo dameer oo xabashi uraran.
-
adoon caytamin fikirkaaga saliimka ah dhiibo walaal thanks
End of conversation
New conversation -
-
-
6-September-2017,
@SomaliPM Maalintaas Ma Xasuusataa, Uma Maleenayo inaad Xasuusatid Lkn Waa Maalintii aan Ogaanay inaad Cadow Ku Tahay Jiritaanka Soomaliya#Onlf

pic.twitter.com/1rNrbi3AUO
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
waa shaqo wnksn mudane lkn dad ka waxbartayna shaqada wasaradaha iyo xarumaha dowlada fursad haloo siiyo in eey ka shaqeyaan MAHADSANID
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.
