Mudane waxaad ballan qaaday masuuliyadda wixi dhacay in aad wax ka qabaneysid. Haddaba Wasiirka Amniga ha is casilo haddeey dhab kaa tahay
-
-
-
Wasiirka amniga oo is casila miyey amnigu ku xiranyahay. Amnigu waa iskaashi loo wada dhanyahay
- 1 more reply
New conversation -
-
-
How come the government is not able to capture those who consistently organize the explosions in
#mogadishu When will you try to give every citizen an identity card and record the adresses of the people/streets to protect the security?@SomaliPM@Somalia@M_Farmaajo - 1 more reply
New conversation -
-
-
Amin. Ducada ilahay umadda ha u aqbalo lknse Mr PM wax qabad aya naloo ka bahanyahay. Let's turn our energy to engage more effectively to tackle these barbaric and savage attacks.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Wax qabad waxaa lagabilaabaa horata reesalwasaare MASKA GURIGIISAA LOOGA TAGAA EE GURIGAADA MA XEENDAABO
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane
@SomaliPM mahadsanid tacsida, waa iney cidi masuuliyadda qaadaa sida aad horey noogu sheegtay generallada cidamada iyo masuuliyiinta kale ee wazaaradaha aminga ka shaqeeyo.Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Wado kasta waad xirtay MR PM dhoowr iyo tan shir oo amni looga hadlayana waad qabatay ramadaan kadib anakii oo aan meel aan marno weeynay oo sidaa u dhiban sidee qarax ku gaaray halkaas? Mise doowladda dhexdeeda ayeey wax jiraan?
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Gobanimo: Mudane Ma soo gaabinkartaan shaqada Amisom oo u muuqda kuwo dhibkeena qayb ka ah, ta kale shiinaha ma inooga raadin kartaa kamaradaha amaanka oo wax ka tari kara khatarta cadawga? Yusuf
@yuusuf4475 , Hargeisa.Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
War dadkaanoow intee idin ka aaday muwaadan nimadii inaa maanta cayso madaxdina maxalbaa war aynu iskaashano qabiil baas baa madaxa inaga maraye aan iska tuurno plz and plz sidaan nama anfaceeso
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Tacsibeel mar walba tacsi aan diraa ayaad ledahay marka hore maad amniga sugtid maqaar bixis ayaad ku reysaa murusade
-
Ceeeb Maxaa meesha qabiil keenay Bal fiirsha cudurkaan labixi waayay Sida aidska ookale ee la dhaho qabyaalad Caruur iyo ciroole wuu qabaa
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Mudane raysul wazaare wax aan tacsi ahayn amaad haysaa? Umada soomaaliyeed tacsi kaama sugayso ee waxa laga sugayo hadaadan awoodin xilka qof awooda noogu dhiib
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Maanta waa maalin kale oo madow, dad aan waxba galabsan ayay hay’ado cadow ahi ku halaageen caasimadii dalka.
#farmaajo iyo kooxdiisa “nabad&nolol u Mahayaan dalka ee waxay hayaan Been & buuloxoofto Waxana la gaarey xiligii la diri lahaa Hadii dareen islaamnimo jiroThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Fulay booto iyo baq baq badan igu sawirta naga daa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Wasiirada Abgaal iyo Habargir waxaan leeyahey ama ka muuqda ama ka maqnaada! Surto gal ma ahan in leydiin adeegsado.. in walaashiin jidka ku dhasho oo aad jid ka xirataan argigisada murusade iyo Mareexan xafiiskiina sidan yeesho..
-
Horror kii reer Awxasan ee ilma adeerada ahaa ee lacagta ka soo qadan jirey sida Fahad Yasin iyo Farah Abdulqadir waxay ku guuleysteen in sirdoonka dalkeyna gacanta u galo gabi ahaanba Qatar. Hawiye inta Farmaajo ka soo horjeedana la laayo. Sug 6 bil kaliya..
End of conversation
New conversation -
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.