Hadal badan iyo hawl yar it should be vice versa though
-
-
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Hal sano iyo bar igu sawir ah iyo hadal bila micno ah, wax cusub ma leh !
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Dad wax ma garata ah iyo dowlado ay ku tiirsan yihiin yaan doonayn in dalkeenu hore u socdo. Alshabaab waxay yihiin maleh Ee kuwa aan doonayn inaan hore u socono yaa ka danbeeya. Dawladu waa inay wax ka qabato halkay alshabaab hubka ka heshaa? yaase fangareeya?!!
-
Weeydiimo War Celin U Baahan .
End of conversation
New conversation -
-
-
Great words, lead by example.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Dealer ayaa lagu yaqanaa hadal macaani
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waxaa tahey nin hadal macaan oo Codkar ah lkn waxaa kaamaqan inaad lafadhiisato dadka Siyaasadaada ka soo horjeeda oo aad wadanka Hormarkiisa utanaasusho waxaad MP utahey Somaali oodhan Nin xil qaadey eed qaad caburinta iyo caga jugleynta waxaa kawanaagsan wax Wada qabsi isfahan
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa runtaa mudane qurbo waa qabri
Ani waan soo socdaa waliba ciidanka aan rabaa in aan ku biiro qeebta sirdoonka incha allah
Ballan waye in aan dhulkeyga u adeego! Amniga noo sugaThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Hadal aan ficil lahayn waa sheekadi Shaah aan sokor lahayn Wa hadle balse ficilkagu wa yaryahay. PHD oo sida lo hadlo loona qanciyo dadka ku horfadhiya anu wa kusiiyay. Rasulwasaare hadal ma rabno ee howl baynu rabnaa..
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Hadalkaa waa sax mudane Rw lkn ficilkaaga rag iska celis iyo tixgelin dana gaara ayaa lagu xantaa e ka run sheeg una tanasul wadankada iyo masuliyada ku saaran.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Qabatay ee lataaban karo. Maalin walba neelbaan soo booqday lanarabo.cadawgii soomaaliya oodhan ayaad caloosha soomaali soogalisay,marka wadankii waax aad gaday.dhaqaale umadu wadakeedahay majiro.waa xawaalad&dadgaara oo wadanka dhacaya & masaakiinta.maxaad qabatay adigu
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Aftahan aad u qiimo badan horay u soco
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Baqbaqle.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Hadal yar iyo Hawl badan ..
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Alxamdulilaah Waaa saas Allow mesha uu kheyrka Ku jiro nawaafuji. Guul soomaaliya Nabad iyo nolol
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Soomaaalidu mawada waala.gadaal isu taag.sheeg waxa lataabankaro.eed wadanka&dadka umada soomaaliyeed u qabatay.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
mithun deyniile
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Nabad iyo Nolol Guul iyo gobanimo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
nabad iyo nolol
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.