Ficil iyo dareen is wata la imaada haddii kale niicda naga daaya, ciidan kaliya dal ma dhisi karee, wadajir buu dalka ku dhismaa, kala danbeyn iyo daacadnimo
-
-
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Qabiil iyo Khiyaamooye Qaran ma dhiso.
-
Shacabka Somaliyeed Qalbigooda ha nadiifiyen , Hana raaceen Sunnadda Nebi Mohamed SAW oo wanaaga na faraaya Xumaantana naga reebaaya. Ummadda Somaliyeed Hidaayo Mina Allah Allaha siiyo iyo wanaag.
End of conversation
New conversation -
-
-
War badan iyo tuute la soo gishto looma baahna ee ficil ayaa loo baahan yahay. Ciidanka aad sheegeysid ayaaba qaab qabiil lagu soo xulaa ee maxaad ka badali kartiin oo aad qorshe haysiin?
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
You raised a good point, Balse, waxaad ilowdey ragii wadanka dhiigooda u hurey in aad iibsatey. Dhinaca kale, waxaa ciidan noqon kara dad ay tababareen Saraakiil Soomaliyeed, kuwaas oo barta taarikhda dalkooda & cadowgiisa. Hada askarta intooda badan dan ayaa ciidanka gelisay 1/2
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Marka hore adiga jooji ciidanka qaran aad u isticmaaleysid siyaasiyinta aan hubeysneen ee kaa aragtida duwan !Oo ogalaw aragti duwanaashaha.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ciidan wax buu difaaca ee Dal ma dhiso. Dal waxaa dhisa hoggaan daacad u ah Dalkiisa iyo Dadkiisa. Dal waxaa dhisa hoggaan og baahida daily life ka Dadkiisa. Dal waxaa dhisa hoggaan horumar gaarsiisa Mushtamaca. Dal waxaa dhisa hoggaan lala xisaabtami karo. D. Iyo Dadka halo turo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudana raiisul wazaare waa khalad inaad xirato dharka ciidanka ee tuutaha sababtoo ah kuma jirtid ciidanka madaxwaynaha ayaa xiran kara marka waxaan ku oran lahaa iska dhaaf dhaqan xumadaas yaysan taariikhda kuu valine.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Somalia ha jirto dadka fikir xun oo Ka soo horjeedo waxaan leeyahay aderayaalow way dhamaatey waqtigii qabyaata waqtigii hada waxa bilowdey team work oo ah wada jir in lagu wada shaqeeyo
-
Anigaa Ka soo hor jeeda

-
Mxd uga soo horjeeda lkn
-
Waa qabyaladeste sidaa buu ugu soo horjeedaa makaroofiga

-
Siyaasidii somalida ayaa immika qabyaalad dhana u dhaafi wayday
End of conversation
New conversation -
-
-
Hagaag mudane Rw khayre xaqiiqatan si wanaGsan ayay iga daadageen afkaarta iyo habsami u socodkaaga shaqo waynu guulaysan wakhti dhaw hambalyo ciidan leh dareen soomaalinimo iyo wadaniyad jacayl ay ku jirto waa ta looga gudbi .
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Runtii hadalka afka ka sobaxaya iyo qalbiga dadka haddii uu iswaafiqi lahaa gaara ahan madaxda . Wax badan oo horumar ah ayaa lagaari lahaa. Laakiin nasiib darradda ku hubsatay dadka iyo dalka waxaa ficilka iyo hadalka oo aan iswaafaqsanan. Mahadsanid
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Could the civilian leadership of the country, especially the President and the PM, who are both civilians actually, please stop dressing in military fatigues. The fatigues actually diminish your stature and standing. Who is advising you on this matter is misleading you
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Any day it will back somalia great again so head pm khyre and wish the best for the coming years
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Always on point Mudane PM. Building the defence foundation of our nation is a significant milestone for your legacy insha Allah.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha allah nawad iyo Nolal
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.