You can add location information to your Tweets, such as your city or precise location, from the web and via third-party applications. You always have the option to delete your Tweet location history. Learn more
بهدلة، ليس بعدها بهدلة!!
PM Khayre, maxaad uga jawaabi la'dahay hadalkii ka soo yeeray R/W Abiy Ahmed ee uu ku sheegay in Ethiopia iyo Somaaliya laga dhigi doono 1 wadan oo mid ah ?!
Dalka #Soomaalia xagee ku wadaan? Dumarka Soomaaliyeed dhib aan idinka aheyn ma'qabaan parlamaanka weligeen waanu ku jirney Diyaaradahana waanu wadi jirney taa ma'ogtahay, baro taariikhda DUMARKA #Soomaaliyeed
Cajiib! Dalka waxa aad u taqaan inta AMISOM idibku ilaaliso! Dadka ma u sheegtay in aad iska celisay baasaaboorkii Norway mise wali dhixirka ayaad ku haysataa markaasaad haddan uga waramaysaa dal aad ka dhoofayso marka xilku kaa dhamaado!!!!
Kulankaas ethopia in aan isku dhiig nahayna malagu falanqeeyay.
Nabad iyo Nolol!
msha allh mudane reysal wasaare allha noo hagaajiyo dalkeena nabad iyo nolol
Masha allah
mansha Allah pm waxqabax leh ayaad lahy alle haku gula garab galo waa shaqo adag
Masha allah horo usocad wanagsan mudane
mudane reysul waasare wad mhdantahay wan cadyahay.dadlkaga .lakiin ogolow in su.aalo xor ah laguweydiiyo
We trust in Khayre
Nabad iyo nolol
Markaad dhaheysid dumarka intaan joogno haka faaiideystaan ma'waxaad Soomaaliya moodey sida carabaha ooaan dumarka waxba loo ogoleyn mise ciyaalkaaga ooaad sasabeyso war adoonDhalan ayey DUMARKA dalka maamulijireen ooDiyaaradahana wadiJireen
next time Somalia Hal ah rajeynaya
mash alh alh kugu xifadiyo horumarnta dalka
Masha Allah hor usocod wacan aya idiin rajeneyna iyo anago shacabka ah waxan diyaar u nahay inaa idin kala shaqeeno amniga iyo nabadeenta dalka mudane ra iizul wazaare
Nabad iyo nolool hormar hiigsi ayaan rajeenaana adinkana illaahay ha illaa garaab gallo
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.